Page 3 of 5

Posted: Mon Oct 31, 2005 5:46 pm
by Mowhawk
Just recently, a quarter of Mogadiscio, the whole of Bosaaso and Hargeisa.

Posted: Mon Oct 31, 2005 5:46 pm
by QansaGabeyle
Afmadow
Kismaayo
Qooqaani(tuulo)
Buaale
Jilib
Jamaamo
Mogdisho
Afgoi
Daafeed
Yaaq Bariwayne
Leego
Baydhabo
Buur Hakabo(tuulo)
Buur Dhuubo
Garbaharey
Tuulo Burwaaqo(tuulo)
Baled Xawo
Gedoondhawe(tuulo)
Khadiijo Xaaji(tuulo)
Mandheera
Garrissa
Wajeer
Siyeedlo(Asiolo)

Posted: Mon Oct 31, 2005 8:31 pm
by biiqaaye
Wardhiigleey
Waaberi
Yaaqshiid
Boondheere
Bilaajo Carab
Xamar Weyne
Buulo Xuubeey
Kaaraan
Baar Ubax
Bakaaraha
Black sea
C/casiis
Madina
Makka al Mukarama
Dayniile
Xamar Jadiid
Xamar Jajab
Hodan
Afisyooni
Juungal
Sanca
Lafweyn
Sii sii
Hawlwadaaaaag
Tokyo
Maanaboolyo
Tawfiiq

Posted: Mon Oct 31, 2005 8:33 pm
by xoogSADE14
^^ look at this mooryaan degmooyinka xamar uu meesha kusoo tirshay Laughing Laughing Laughing

waryaa mooryaan we all know goortii xamar kuugu horeeysee maad beenta naga dhaaftid Laughing Laughing

Posted: Mon Oct 31, 2005 8:36 pm
by biiqaaye
Reeer baadiye ku dhalay was. Afweyne aa adigoo geel raacaayo BUULO XAAWO kaa keenay markaas gurigeyga xoog kugu dajiyay aa u maleysay inaa xaafadaheyga sheegan kartid.

Ilmahaan ILKOYARTAA maxaa na baray xaaraanta.

Posted: Mon Oct 31, 2005 8:53 pm
by QansaGabeyle
Mogdishu weligaa meel ma u dhaafin? Saaxib that explains waxaad u dhaga xirxirantahay cos waxaad tahay jiir haan ku koray. Laughing Hal magaalo markaad meel u dhaafin jaahilnimo halis ah ayay dhalisaa ma ogtahay. Laughing

Posted: Mon Oct 31, 2005 9:16 pm
by HAB!!B
Hargeisa

that is all about it as far as Somali cities is concerned. Embarassed

Posted: Mon Oct 31, 2005 9:18 pm
by xoogSADE14
biiqaaye

i bet you don't even have a birth certificate Laughing

Posted: Mon Oct 31, 2005 9:23 pm
by biiqaaye
[quote="QansaGabeyle"]Mogdishu weligaa meel ma u dhaafin? Saaxib that explains waxaad u dhaga xirxirantahay cos waxaad tahay jiir haan ku koray. Laughing Hal magaalo markaad meel u dhaafin jaahilnimo halis ah ayay dhalisaa ma ogtahay. Laughing[/quote]

Waraa aniga Muqdisho, Nairobi, Mombassa, Stockholm, London, Minnesota, Toronto, Ottawa iyo magaalooyin kale oo waaweyn aa tagay waligeeyna Tuulo iyo baadiye masoo arkin.

Adiga laakiin From BUULO XAAWO to BOSTON aa tahay. Walaahi waxa magaalooyinka iyo aduunka ku dheelay waa adinkoo kale, sxb.

I CANNOT stand reer BAADIYE!

Posted: Mon Oct 31, 2005 9:40 pm
by xoogSADE14
a hawiye calling some1 else reer baadiye Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

wheres your birth certificate Confused

i bet you inaad somalia banaanka aad ooga soo baxdid qaxii aa kuugu horeeysay Laughing Laughing

duduble Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Mon Oct 31, 2005 10:08 pm
by Babygal
never seen somalia but wanna see what hamar looks like.. Cool

Posted: Mon Oct 31, 2005 10:49 pm
by Demure
Mogadishu

Merca.....We once went to xiib sanbuusi for vacation I remember having nightmares while I was there I felt the little mudul was going to wash away while I was sleeping, it felt so close to the beach and the loud waves Laughing Laughing

Posted: Mon Oct 31, 2005 11:08 pm
by Axlaan
Xamar
Marko
Jawhar
Jilib
Jamaame
Kismaayo
Afgooye
Balcad


Dhuusomareeb
Galkacayo
Walaweyn
Baydhabo
Laas Caanood
Adhi Cadeeye
Widhwidh
Buuhoodle
Burco


Places I would've like to visit.

Boosaaso
Biyokulula
Iskushuban
Qandala
Laasqorey
Sheekh
Berbara

Demure and Cawar,

Afarta dharbiyaa Xamar meel uma dhaafinmiyaa??
Reer Xamar foqal reer Xamar waxid. Very Happy

Posted: Mon Oct 31, 2005 11:57 pm
by Garaad_LQ
Ceerigaabo....birth place .....and casimada soomaaliya 2020......
Laas qoray
Badhan
buraan
ceel bu
dhahar
xiin galool
Bosaaso
Ceelaayo
Hargaisa ...... once i don't remember
burco...passed by
.
.
.
.

i would like to see
Barbara
Kismaayo
xamar
gaalkacayo
Taleex

Posted: Tue Nov 01, 2005 1:28 am
by Globetrotter-
Stupid thread!!!

How do you classify cities? What is a city?????


Fuccing people, when did villages become cities???

The only city is Mogadishu and Hargeisa.


Get some education

free yourselves from the threshold of tribalism!!