war miyaad waalantahay ninyahaw walaweyn maxaad isu dhibaysaa adigoo laandheere reer daahira oo east burco jooga marti u ah , iga walla 2 bilood jaadkaaga iyo qadadaaba anaa qaadan lahaa hadaan burco kugu arko weliba gabadh baanu ku siinaynaa ! Walaweynta nala qabsata dadka waanu iska xignaaTheyuusuf sxb see you in East burco this summer. Khat is on me.
Mashallah, Allow dhowr laandheerayasha reer dahir. Verily they are the greatest in mankind.Deeqa ,my Grandma is dhulos .





