Page 3 of 4
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 3:03 pm
by SelfD
Alhamdulillah my mom never habaar us. She would just go straight into threats of punishments. ie basbaas in the you-know-where.
In Islam, parents habaar can be accepted as dua' and can come true. Be careful future parents.
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 3:31 pm
by Amira143
1- Iimaanka Allah Kaa Qaad!
2- Jinni Kugu Dhac, tani dhib badanaa.

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 3:36 pm
by AbkoowDhiblaawe
Mum was always sweet, no outbursts lol
Same with dad,
although his rare outbursts which heralded an impending near fatal backhanded slap would be in Talyaani....farabuto mafankulo maladetto 

man that sounds so familiar kkkkkk af Talyaani maxaa la igu canaantay Faarabuuto wa fankuulo maladeetto waaxid kkkkkkkkkkk.
Warsheekh kkkk Reer Nimcaale weey roon yihiin waa dad iska hadal qaboow laakiinse cidoo Reer Jalaf ah oo dariskeena ah walaahi hataa arki laheet Hooyada waxeey aheet Half Reer Jalaf iyo half mj, Habaarka kiilo kiilo ee u ridi jirtay anaga xataa habaarka firirkiisa iyo wiif tadiisa aa mar mar na soo gaari jirtay kkkkk.
looooool. Jalaf iga ilaali waa mariid dadkaas.

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 3:45 pm
by COOL-MAN
My dad used to say"bilaali bastar yohow kaaley Bartan soo istaag". haraanti and the dhirbaaxo followed after obeying the instructions
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 3:59 pm
by VeiledGarbasar
My mum does no Habaars but plenty of dissing though. Caayda addunka aa lugu qaba. And she is very critical of your every move, and always comparing you to your peers.
May Allah swt forgive our mothers. But I say we mostly deserve it and they always usually want the best.
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 4:00 pm
by Libix
naa madaxa ku go'o. maad hadashid markad madaxa luleyso. lol
Finally...
All this time I thought you were a feminine man.
Edit:
Wtf...? Tranny?

mafiyoobid walee.
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 5:28 pm
by FarhanYare
waligeey ma arkiin my mum oo qof habaareyso,
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 5:30 pm
by FarhanYare
naa madaxa ku go'o. maad hadashid markad madaxa luleyso. lol
Finally...
All this time I thought you were a feminine man.
Edit:
Wtf...? Tranny?

mafiyoobid walee.
Loool jeffo

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 5:48 pm
by Bella18
Never copped a single habaar from mum but the threats kept on coming. Bisbaas qof tumaayo ama mindi debka saaranayo inti layska dhigo markaas cagaha wax laga dayi jiray

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 7:16 pm
by Beer-Dilaacshe
''Dhagaha lagaa firee, muxuu noo dhagaysanayaa''
''Lagu sii qaadye'' 'Waa halkaad gashaa''
''Haddaanan ku xabaalin''
''Tollaay oo tacabkay be''
''Waa labadeena uun''
''Naa illeen taandha taan-dheeyay oo taan hayayba daayay''
''
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 9:11 pm
by HilaacHills
No habaaris mostly canaanasho & hanjabaad uun.
"Way inoo tahay" & "Halkaad ka timi ku noqo" were the scariest sentences ever. ;_;
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 10:09 pm
by Bro
I don't think I ever heard my parents say habaar to any of us, but pops had low tolerance for stupidity, all you got was a flying baqoorad to the back of the head followed by i sheen baqoorada, with no explanation, figure out what you did wrong on your own was the usual method.

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 10:26 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Alhamdulillah my mom never habaar us. She would just go straight into threats of punishments. ie basbaas in the you-know-where.
In Islam, parents habaar can be accepted as dua' and can come true. Be careful future parents.
may allah bless and forgive our moms, aamiin.
hoyaday ma habaar badna lakiin canaan ayaa nafta laga qaadaya
waar ma waxba ku dhiman? nasakhyahow? caqli ma lihid miyaa? mulqaacada cunta ayaa laygu qal qaloocin jiray

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 10:33 pm
by Thuganomics
1. Qalad samada lagaaga soo rid
2. Balaayo kugu dhacday
3. dhulku ku la go'
4. Iimaanka lagaa qaad

this is my when angry
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 11:51 pm
by GeoSeven
What does wafankulo mean btw my dad says that when someone really annoys him that and lashitare. Both him and my mum don't want to tell us what it means and can't Google it.
But never got any habaar.
Jas, it means Mother****er
1- Iimaanka Allah Kaa Qaad!
Now that you mention it