Page 1 of 4
Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:05 pm
by Cherine
First of all may God forgive all Somali mothers! Amiin
But these are what i remember
1) Xabaalaha ka ura
2) Gaalo iyo Islam midna kuma jirtaane mid uun baan idin gelin
3) Dhimada oo dhulku idin la go'
4) Balaayo idinku dhacdey

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:09 pm
by Cherine
I don't know if this thread is a good idea. Lol
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:11 pm
by Jugjugwacwac
1. Qalad samada lagaaga soo rid
2. Balaayo kugu dhacday
3. dhulku ku la go'
4. Iimaanka lagaa qaad
I can't really remember the rest, it's been years since my moms been upset at me.

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:12 pm
by SultanOrder
Too many

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:13 pm
by Khalid Ali
Abihi naare lol
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:15 pm
by Libix
naa madaxa ku go'o. maad hadashid markad madaxa luleyso. lol
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:16 pm
by GAMES
Nm.
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:17 pm
by DisplacedDiraac
Really pleased to say my hooyo macaan only made dua for us even when we did something major which broke her heart.
May Allah reward her for everything, aamen.
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:17 pm
by Khalid Ali
Libix are u a girl
i thought u were a boy
i always thought u were libaax
Gamer whas wrong with a Bootylicious Darood Girl if she can Twerk wa kheyr

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:28 pm
by Cherine
All those habaar would usually be followed with beatings. Slippers, belt, wire...

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:31 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Ku dhimo
Allah ku qaad
Na hoogto ana ahayn faca ka hartay
balayo kula lugo waanaday
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:33 pm
by Libix
Libix are u a girl
i thought u were a boy
i always thought u were libaax
Gamer whas wrong with a Bootylicious Darood Girl if she can Twerk wa kheyr

lol haa wiil aan ahay

Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:38 pm
by Jeffo
naa madaxa ku go'o. maad hadashid markad madaxa luleyso. lol
Finally...
All this time I thought you were a feminine man.
Edit:
Wtf...? Tranny?
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:44 pm
by Cherine
Re: Hoyadiin maxey idinku habaari jirtay?
Posted: Fri Feb 27, 2015 1:47 pm
by SummerRain
Only duco even when she is most upset.
Caruur la habaray xaa kheyr laga suga bisinke
