Iyadoo lagu jiro bishii ugu kuleylka badneyd Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa, reer bari layiraa Cumar C/shiid booqday magaalada dhuusamareeb kadib markii dhaxani ku dishay ayuu qirtay in uu waligiis moodi jiray in meeshu la mid ahayd kuleyl kii garowe iyo bosaaso oo kale balse uu ku qaldamay.
http://caasimadda.com/dhageyso-cc-oo-sh ... usomareeb/




