Page 2 of 2

Posted: Wed Nov 02, 2005 7:27 pm
by qudhac-m
Kambuli
Masaakiinta iskaga tag, oo dee waa inagaa waayo waayo isla garanee
inagaa isku quruun ahe qalbiga soo jeedi XAGAN AGTAYDA U SOO YAR DURUG

Xoogsade

Waaryaa EDADAAA baanu xodxodanaynaa meelahaa u XAAR TAG

Posted: Wed Nov 02, 2005 7:30 pm
by xoogSADE14
qudhac

maxaan saxaradeeyda meel kale ula aadayaa adoo musqul socota ah baaba meesha joogee Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Nov 02, 2005 7:50 pm
by kambuli
Qudhac,

Walee haddaan caawa dhinto waxbaa kaa si ah Laughing Bal car Ilaahay ninbuu kaa dhigee, wax naag iyo hawlaheed dhaama la shir kaaley. Laughing

Posted: Wed Nov 02, 2005 7:53 pm
by xoogSADE14
^^ eedadiis anaaba ujooga markaan kaane maad igu dhaaftid Laughing

Posted: Wed Nov 02, 2005 8:01 pm
by kambuli
Xoog,

Qudhac oo kale uma baahna inay rag la hadlaan. Waayo arrin nin ka hadli karo ama ka doodi karo lama shir yimaaddo.

Hal subject buu ka hadlaa. Waa naag hoosteed. Hadii uu dadaalana waa marka uu qof dhintey caayo. That is all. Laughing

Posted: Wed Nov 02, 2005 8:02 pm
by xoogSADE14
kumbuli

i know, but am just bored right now Laughing

Posted: Wed Nov 02, 2005 8:09 pm
by qudhac-m
Xoogsade
Meelahaa u shaqo doono caruurta lama doodee.

Kambuli

Hadaan caawa dhinto waxaad ka dhalatay reer 8 wiil leh adna inanta kaliyaad ahayd waaayo MURAN AAN MEELNA GAADHAYN BAAD QAAQDA LA HAYSAA.
Waxaa rabaa inaan jacaylka iyo xod xodashada ku baro oo sidii ruux dumar ah aad is yar jiljilciso.

43 baad guur la'aan ku soo gaadhay waxaasina waa MURANKA AAD MURMAYSO 24 SAACADOOD.

Doodaaba kala jabtee soo durug

Ma arintii YAM YAM baad sheegaysaa KAA INAGA DAA IMIKABA SAMHARIIRU KA AFRRAYAAYE ee adigu aniga igu soo durug

Posted: Wed Nov 02, 2005 8:11 pm
by xoogSADE14
^^ doodba adaa ka hadlaaya, ninyahow nin weeyn oo abaheey le'eg baad tahee maad qamriga iska deeysid Shocked

Posted: Wed Nov 02, 2005 8:15 pm
by qudhac-m
Xoog
Waa runtaa aabahaa saw maaha odaygii aanu jaarka ahayn barigii ee islaantii ku dhasahay qabay

HADABA ADEER ANIGA IYO ISAGA MID KU DHALAY MA OGIDE
DOOB DILAACSO.

Posted: Wed Nov 02, 2005 8:17 pm
by xoogSADE14
^ step away from the bottle and plz close your red-stained teeth Laughing

Posted: Sun Nov 06, 2005 8:54 pm
by intellex
[quote="xoogSADE14"]correction

marduuf is that af_dheere fag Arrow

but then again dhuuso could've been af_dheere all along Laughing[/quote]


loool cornell

afdheere is also dhuuso dheer Laughing Laughing

Re: Marduuf. Waxaan Ilaahay Kaaga Baryey

Posted: Sun Nov 06, 2005 11:56 pm
by SoMaLiSiZz
[quote="kambuli"] Ilaahay waxaan kaaga baryey, inuu kuu keeno xanuunkii Ilmaha yar ku dhacay mid la mid ah. Waa maalintii bisha Barakaysan ugu dambeysey. I have never ever cursed or wished ill for some one, but you deserve it. I do not want ill to your baby if you get married. But I want ill for you. May you suffer in the most horrible way
Ilaahow ka goo ninkaas hadalkaa uu yiidhi Bisha Barakaysan aakhirkeeda.[/quote]



Ameen Ya rab .. May Allah break his Back Arrow

Posted: Mon Nov 07, 2005 12:02 am
by I-Think-You-Like-Me
"just dont let me catch you trading fashion tips with that pillow biting queer ,like some many women do around here."

tell 'em son. dem biatches is hypocritical.

Posted: Mon Nov 07, 2005 12:06 am
by SoMaLiSiZz
[quote="muktaar"]

i once heard that somalis would put their tribe before their religion ,

[/quote]


this has been hapaning for a long time sadly Arrow