Re: Somali Atheist Amal farah strikes again, this time even her mother is not save from her lies
Posted: Tue Mar 31, 2015 5:48 pm
Thanks ditoore, waa sida aan u qaatey sheekada. Faduma, haddeer xaggee baay ku danbeeysaa? Adiga war noo hayaa. They preach caruurta inay is qarxiyaan oo ku aqriyaan jannadii baa sugeeysaa sidii ticket shineemada ah inay u soo iibiyeen? Oo iyagu meey is qarxiyaan, ma jannada beey necebanyihiin? They take advantage off illiterate kids and adults with mental health problems and convince them to suicide bomb, but they love life to the fullest.
markii iigu danbeeysay waxay ku sugneeyd Baraawe waa intii aan shiishkabaab laga saarin meesha.. naagta caruurteedii ay somaliya la aaday dhib weeyn ayaa carurtii qabsaday.. wiil yar horta waa ka dhintay baraawe badda ayaa qaaday.. wiil kale waxaan u maleeynaa shiishkebeb ku biiray. gabadhihiina iyagoo yar yar ayey noqdeen sex slave for al shiishkebab jihadists.. islaanta waxay aheeyd mayiikooleey, sababta ay u baxdayna waxay aheeyd inay al shiishkebab members ay guursato, waxaa leeygu yiri bil waliba new shiishkabab saqajaan ayaa aroosi jiray ka dibna wuu dhintaa.. .nasiib xumo caruurteedii ayey baabi isay.. gabadhana iyadaa walaahi ka masuul ah inay islaamka nacdo..