Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby BlackVelvet » Thu Apr 02, 2015 12:36 pm

Waxaa lagu dhaha ninkaas qabiil kiisa ayu u soo qorey

Waxaan xasuusta buuga iigu horeyey oo an aqriyey oo wax Somali ku saabsan ahaa. Markaan halkan imaadey oo aan idiindhahay saas iyo saas aan soo aqriyey, waxaa lee dhahay buugas waa buug Hawiye :lol:

Sidoo kale marki aan fadhikudirir galijirey oo aan baritaan sameynaye, waxan hubey in wixi aan soo saro haddi owba qof Somali meesha ku qoranyahay ka kac ey aheyd. Buug walbo buugo ka sii cadaan sanyahay aya qoralka ka sii amin badnaay

Been maan sheegey?

Walee qofki af Ingiris ku soo qora tii aan ku dhigo :x

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby SahanGalbeed » Thu Apr 02, 2015 12:42 pm

Adigu waxaad ka mid tahay , gaari-da somalinet . Gaari iyo gaadhi isku mid aha , ma'ogtahay ?
Gaadhigu shey { a thing} la fuulo , markaad rabto na istaadhanayso , markaad ka degto na iska daminayso weeye saw ma'aha ? .

Gaaridu , iyada wax kala wada , ciyaar ha moodin. Waa "female counterpart " ka waranlaha.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby SahanGalbeed » Thu Apr 02, 2015 12:45 pm

Nacam inta yar e aad af somali ku soo qortay ayuun ba ku yara camiraya e , sheekadaadu mid aynu fahanay ma'aha :lol:

COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby COOL-MAN » Thu Apr 02, 2015 12:50 pm

Nacam inta yar e aad af somali ku soo qortay ayuun ba ku yara camiraya e , sheekadaadu mid aynu fahanay ma'aha :lol:
:lol:

Inta hore waan fahane, ee intii dambe ayey buda ceyriin raaciisay

Hope mine makes more sense.
Last edited by COOL-MAN on Thu Apr 02, 2015 12:53 pm, edited 1 time in total.

User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby BlackVelvet » Thu Apr 02, 2015 12:52 pm

Nacam inta yar e aad af somali ku soo qortay ayuun ba ku yara camiraya e , sheekadaadu mid aynu fahanay ma'aha :lol:
Af Somaligeyga waa ki adunka uugu ficnay, gabay loo tirinjirey. Adiga waxas wax dhan maka taqaanid gow!

User avatar
CaliQase
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2024
Joined: Mon Jan 19, 2015 11:26 am

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby CaliQase » Thu Apr 02, 2015 12:55 pm

kkkkkkkkkkkkkkk @Sahan,
Gaari waa baabuur/wax la raaco, sidaad sheegtay,
Sidoo kale, waa gabadha balaayada ah dee. Howsha si fiican u taqaan, ee gurigeedu nadiifka yahay dee.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby Xamud. » Thu Apr 02, 2015 12:57 pm

Gaari waa qof ama haween nadafada aad ugu dheereyso.

"Heblaayo aad bay gaari u tahay"

erayga rasmiga ah oo la oran karo waa Afsomali sax ah waa Babuur . Gaari ama Gaadhi waa eray laga so qatay af hindiga.

Haadi aan uso noqdo mawduca Blackvelvet, waa ruunta, boqol jeer baan arka somali ku dodeyso tariikh qoran oo u qora qof Somali ah , dhibka jiro waxa weeye Somalidu badana waxay aaminsanyihin qof ka so jeedo qabiil aan koda ahayn inusan runta qori karin amase war sax ah oo xaqiiq ah so tabin karin, iyaga oo aan xitaa akhrin wuxu qoray ayey la so boodayan "War waa nahab ilaahey iyo diintisa ka furtay, wuxu wada beenti iyo faanki lagu yaqaanay reerkisa, anagu raba inu na cabsiyo beentisa"

Qofka Somaliga ah marku wax qoro, maha qof Somali ah oo wax qoray, waa qof reer hebel ah oo wax qoray.

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby SultanOrder » Thu Apr 02, 2015 1:09 pm

Your af somaali :snoop:

User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3404
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby Ismail87 » Thu Apr 02, 2015 1:10 pm

Cuqdad baa soomaalida ka buuxda, laakiin maxaa inoo diiday inaynu pseudonyms isticmaalno? Qawdhan Calasow markuu buug qoro yaaba garankara qabiilkuu kasoo jeedo.

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby Xamud. » Thu Apr 02, 2015 1:16 pm

^^^^^
:lol: :lol: @ pseudonym in la isticmalo. waxan xasusta abtiga baa boog ku saabsan burburki dowlad Somalia iyo sababahi keenay so gatay, ninka qoray magacisa booga kuma qornen wuu is qariyey sababto ah wuxu ka cabsi qabay in la so ogado qofku yahay, mid kale oo abtigey ah ayu ku dahay " Ninyahow boogan waa in aad aqriso waa boog murti badan" ...eraygi ugu horeysay oo ka so baxay afkisa wuxu aha " Yaa qoray booga? ninka qoray yuu yahay? lama yaqaano aaaah? sheeko oo maxan ka aqrinayaa boog aan qofki qoray la ogeyn, war naga wad"

User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby TheGrumpyGeeljire » Thu Apr 02, 2015 1:28 pm

waligay ina af somali qoro waxa igu horeysay website-kan. Sida fadhi-ku-dirir kaga qayb qaadanayey ayaan is arkay af soomaaligay-goo feecnaadey.

User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby BlackVelvet » Thu Apr 02, 2015 1:29 pm

Cuqdad baa soomaalida ka buuxda, laakiin maxaa inoo diiday inaynu pseudonyms isticmaalno? Qawdhan Calasow markuu buug qoro yaaba garankara qabiilkuu kasoo jeedo.
:up: :lol:

Your af somaali :snoop:
I hope keyga in aadan ka hadleynin

User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3404
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby Ismail87 » Thu Apr 02, 2015 1:31 pm

^^^^^
:lol: :lol: @ pseudonym in la isticmalo. waxan xasusta abtiga baa boog ku saabsan burburki dowlad Somalia iyo sababahi keenay so gatay, ninka qoray magacisa booga kuma qornen wuu is qariyey sababto ah wuxu ka cabsi qabay in la so ogado qofku yahay, mid kale oo abtigey ah ayu ku dahay " Ninyahow boogan waa in aad aqriso waa boog murti badan" ...eraygi ugu horeysay oo ka so baxay afkisa wuxu aha " Yaa qoray booga? ninka qoray yuu yahay? lama yaqaano aaaah? sheeko oo maxan ka aqrinayaa boog aan qofki qoray la ogeyn, war naga wad"
That's extreme :dead:

Oo hadii magaca la qarine magacyada ugu caansan Somalida la isticmaalo sida Maxamed Cali oo kale yaa garanaya qofku qabiilkuu yahay.
Xoogay yar oo xayeysiin ahna waa lagu dhuftaa siday dadku u iibsadaan deetana waakukaa :lol:

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby Xamud. » Thu Apr 02, 2015 1:36 pm

^^^^^
:lol: :lol: @ pseudonym in la isticmalo. waxan xasusta abtiga baa boog ku saabsan burburki dowlad Somalia iyo sababahi keenay so gatay, ninka qoray magacisa booga kuma qornen wuu is qariyey sababto ah wuxu ka cabsi qabay in la so ogado qofku yahay, mid kale oo abtigey ah ayu ku dahay " Ninyahow boogan waa in aad aqriso waa boog murti badan" ...eraygi ugu horeysay oo ka so baxay afkisa wuxu aha " Yaa qoray booga? ninka qoray yuu yahay? lama yaqaano aaaah? sheeko oo maxan ka aqrinayaa boog aan qofki qoray la ogeyn, war naga wad"
That's extreme :dead:

Oo hadii magaca la qarine magacyada ugu caansan Somalida la isticmaalo sida Maxamed Cali oo kale yaa garanaya qofku qabiilkuu yahay.
Xoogay yar oo xayeysiin ahna waa lagu dhuftaa siday dadku u iibsadaan deetana waakukaa :lol:

Maxamed Caliga ugu dhow oo ay yaqaanan bay u maleynayaan inu qoray "war kii doqonka aha ee Maxamed Cali oo aan kobka shaxa ah u qadi jiray ayaa boog qoray" :lol:

User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3404
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Runta aan isu sheegno lakin, buug nin Somali qorey fadhi kudirir looma isticmaali karo

Postby Ismail87 » Thu Apr 02, 2015 1:48 pm

^ Taasi waa ta la rabo Maxamed Caligaas uun baa waxa laga qoraya :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 14 guests