BV
Ishaad ka ridey Alleylahee!
Maalin hore ayaa nin aan garanaayo FB ku soo dhejiyey sheeko ku saabsaneyd Saldanadii Hobyo. Labo daqiiqo kadib, qabiil v qabiil ayaa la isku weeraray. Waa la isku gabyey xataa. Lol
Qoraa Soomaali oo credit la siiyey ma jirin. Talyaaniga waxay qoreen ayaa la aaminey.
Isku day inaad buugaagta luuqadeena lagu qorey aqriso. Intaan haddaad soo qortey, wado fiican ayaad ku socotaa. Dadaal!