Reer Waqooyi -- waaryaahe ! Waar dee ka baydh wadada dee ... Waar anigu qawdhaan baa la ii yirahdha kow dheh dee .......
Reer Bari -- ar boowe ii waran, ar halakan Baan Uu socda boowe ..
Reer somali galbeed -- Agah !! Awoowgaa la shidh ! Eegataan yaa dagaan !
Reer Mudug+galgaduud -- war Ba'a .. War Maxaad ahayd !? .. Waran Jiini Kuugu Dhacyee iga hoor Dhaqaaq ..
Reer Hiiraan -- ( gotta ask sahal for this accent)
Abgaal Accent -- aryaa xey tahay !?! aryaa Mahaan Unuka Iskaleh .. Igaarkaygaa iskaleh .. Yahow xaa rabtaa !?!
Reer gedo and juboyinka accent -- ar kan maxaas rabaa .. Ar leeehhh ... Ar Bilcaantaas fiiri .. Ar waa reer galti ... Ar leeeeeehhhh
There are alot more accents such as the af maay maay accent etc ... Etc. add more and correct me if i made a mistake



