Aniga midba iga yaabiysay, hadi labo qof is qaba ay hishiin waayan maxaa loo dhex gala horta? waa ogahy inay fiican tahay ninku hadu naagta dhib ku hayo inaa laga qabto.Dadki hore horta way xishoon jiren oo familiga xumaantooda way ka qarsan jiren, laakin hada arinti way xumaatey...xishoodki wuu yaraadey.Labadi is qabay dirty loundrigoogi bay banaanka so dhigayan markaasu caalamka dhan ogaaneya.Maalin dhawaytu gabadh ba odayaashi reerkeda oo dhan oo yeedhi...reerki waxay mooden inay wax weyn dhacen..marka gabadhi lo tagay...hada wa odayaal wada 60 ayaa reerki dhex galay.Markaasa gabadhi la waydiyey mushkilada mesha taala waxay tidhi..ninko ima taabato oo makhsin kale ayuu seexda.Ilaahy baan ingu dharaashe waxaasi ma wax familiga lo sheega




