Moderators: Moderators, Junior Moderators

Dadka aan waxba isla hayn waxaad ku garata faanka bakhtiga ah iyo ciilka ay meshan kula dhacaan.Masaakin...mid yidhaah 25 naagood baan fuulay iyo mid yidhaah lacag ba iga daadaneysa isago surwaalki ku dul cadaadey.
Findhicilka waa kuwan yar yar stuckton. Anigu caloosha kaliya ayaa gaari rarka laga buuxiyey u eg. Mar mar dadka intanan gacanta lagaarin caloosha ku salaama. Ileyn iyadi baa sadex miitar iga horeyseeCool lol kolayba our Somali men waxaay ku badan yihiin qaar findhicil u eeg (xabad xabad mooyan oo qarmac iyo caano ku soo koray)
Nafaqada ku yar walaal

excellent ! HahahI swear to god you can Even get a Xalimo for 25cents if you tell her you are an ajanabi!
Watch this video!

Somali girls are classy like that HAHAH !My brotha DariusI

Findhicilka waa kuwan yar yar stuckton. Anigu caloosha kaliya ayaa gaari rarka laga buuxiyey u eg. Mar mar dadka intanan gacanta lagaarin caloosha ku salaama. Ileyn iyadi baa sadex miitar iga horeyseeCool lol kolayba our Somali men waxaay ku badan yihiin qaar findhicil u eeg (xabad xabad mooyan oo qarmac iyo caano ku soo koray)
Nafaqada ku yar walaal

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 17 guests