Moderators: Moderators, Junior Moderators
Habashowdians are mad, Posting pictures wont get you out of your filthiness culture.
Soomaalidu waxa ay ku maah maah daa " Duqsi dantiisu qurunka ayey kuu jiraa Ethiopian ku waa la mid, dirty nimadu waa dhaqan kooda.
Nidaam dhaqan ahaan ah dadkaasi waay leeyihiin, both the Muslims and Christians.Gedi girl in 2005 markaan Addis Ababa kusoo socday ayaan bus kasoo raacay jigjiga meesha waxa maamulayay ciidamo Xabashi ah ka dibna qofka aan habeenimada is register garayn looma ogalyn inuu kursi kaga fadhiisto baska waana inuu taagnaadaa ilaa addis ababa. Markii subixii meeshii la yimi ayaa waxaan imi iyadoo kuraasidii la iga buuxiyay aniga iyo intii family ila socday, ka dibna waxaan u sheegnay inaanu habeenimadii xalay is diiwaan gelinay, intaa ka dib askari ayaa magac yada yadii yeedhiyay waxaanu nooga dajiyay kuraasida qaar iskaga fadhiyay oo aan is diiwaan galin, waxaan soo xusuusttay caddaaladii nebi scw ku sheegay Itoobiya inay taalo asxaabtiisana uu usoo diray itoobiya wakhtigii boqorkii najaashta halkaana ay ku bad-baadeen.
Agree.This is a useless thread, the Admin should come up some kind of standard regarding what kind of topics can be posted.
Hates gonna hate.
God bless Mama Ethiopia, Mama Habesha, I will be touring land of my Abtiyaal one day In shaa Allah. With Abtiyo airlines
she probably my 15th cousin
seems like this is an official Ethiopian forum if yes? then you should all declare.
Back to the topic addis ababa is a one of the dirtiest city in the world, its a facts and its out there so closing this threat wont change that.
Horaa loo yiri " runi labo kama wada qosliso"
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 73 guests