Word on the street is the askar turnt up that night
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Hargaysa police are the biggest Alcoholics after the Burco ones , this is just a "Look were doing our jobs" stunt , and we all know where that khamris going .Savage waa afar jaahil oo kala qaylo weyn. Mid kaste wuxu cunaa laba jawaan oo cocaine ah/qaad, se kaasi waa u xalaal, markay khamri arkaana diintii Maxamed baa ku soo dagta temporarily, ka dibna khamrigay qabteen ayey sawiraan dadkii wadayna xidhaan horeyna u sii qaataan oo habeenkii ayey qaadka iskaga jabiyaan. Munaafaqiin.
Mida kale eyga eygu dhalay ee codka weyn bal maxaa ka galay qabiilka naagaa u la caytamayaa. Would you think if these women were from lets say gacan libaax he would say " aabihhin wasa waa hy hy dhashay" I doubt it, very backward police.
its very wrong to humiliate our women like that... first its tottaly it's against their human rights o film them.. second this mooryaans called police they should learn that your innocent until proven guilty in the court of law.. gabdhaha somaliyeed ayey meel uga dhaceen kuwa filimka ka duubay gabdhahan masaakiinta ah ..
what is the meaning of daami?
Daami is the Gabooye neighborhood of Hargeisa, therefore I'm assuming all the women that were apprehended were Madhibaan, no?Lol @ Taliyaha.
Taliye - "Naya soo jeedso"... "Yaa waxan idinku raray oo idiin dirsaday"?
Naag1 - "Naago"
Taliye - "Naago ayaa?"
Naag2 - "Naago Hargeysa jooga"
Taliye - "Ma Daami baa?"
Naag3 - "Haa"
Taliye2 - "Waa wada Daami"
Taliye - "Aabihiin Daamida ka wasa"
Calling the female police to search the women.
Taliye - "Naa bal kaalaya, anagu naagaha candhadooda taataaban kari meynee bal idinku baadha".
As he was speaking I imagined Khalid Ali. The same vernacular.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 95 guests