Moderators: Moderators, Junior Moderators



Waa mucjisada igu weyneed ee aanla kulmo. Sedexda tartameyaasha ah fikradooda waxey soo gudbiyeen isbuucyo kahor intaanan meshan kamerooyinka lagu sharaxday iyo kasoo qeyb galeyaashoda loo baaqayo waqtiga sacbiska. Tartamaha 1aad: waa gabar wareersan caqligeeda waxey rabtaa inay furato meel lagu iibsho daawo jirka la mariyo oo badana cuduro ku dhaliyo maqaarka isticmaalaha, isla markaasna ismariyeyaasha ay helan isbarmuuto iyo biyo qaro. Tartamaha 2aad: wuxuu doonaya inu kabo uusan isaga sameynin ka ganacsado, awalba xoolahii qaati ka joogay oo dhididka ka socdo uu yahay cadiinta xoolaha, adeer kaas isbatiibada geeya ha is caateyo.Tartamaha 3: Photoshop ka sameeyey dhowr xubno waxyaabo kala duwan oo lagu qoray qoraalo kala nooc ah ama sawiro la gelshay dhowr meelo, inuu isaga siiyo shirkadaha aqoonsiga (certificate), iyo teesaro (ID CARD) qofkaan munishiibiyo ku fiicnay haduuba isaga aqoonsiga noocaas ah bixinayo si uu u helo canshuurta. Somali rajo malaha sababto ah waa koobi laga keenay ingiriiska, barnamijyo badan oo qashin ah hada tv-yada somaliya la geeyey. Kan waa koobi DRAGON BUSINESS.




She's not ordinary as ordinary somali girls are very beautiful and have brown complexion. I like that she's not overly dressed or full of make up. But would be nice if she was better looking. This is TV afterall and looks get you ratings lol.I'm happy that they chose an ordinary dark skinned Somali girl to host, usually they put on women who loo like clowns with their overdone make up and fake diana skin who have big heads like they stuck fruit bowls up their hijabs, or who knows she could have been the same qabiil as the producers , either way im happy


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 48 guests