Malaa qof kale ayaan kugu khalday
Ismaciil, war ilaahay ka baq bil ramadaan baa lagu jiraaye, sawta shaydaankii la xidhay, adigu shaydaanul insi baad tahay?
Iga raali noqo sxb I didn't mean to declare takfir on you.
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Malaa qof kale ayaan kugu khalday
Ismaciil, war ilaahay ka baq bil ramadaan baa lagu jiraaye, sawta shaydaankii la xidhay, adigu shaydaanul insi baad tahay?

Lol. Salaada waqtigeeda hala bedelo maxaa ku xiga?^ war waa asigii laftiis. I saw a thread where he said he didn't practise any religion. Malaha wuu so islaamay again

Lol. Salaada waqtigeeda hala bedelo maxaa ku xiga?^ war waa asigii laftiis. I saw a thread where he said he didn't practise any religion. Malaha wuu so islaamay again
Qiblada Yaan loo jeesan marka la dukanaayo.
Cajiib

Salaaada waqtieeda haddii aad ku nooshahay magaalo aysan qoraxda ka dhicin 24 saac. salaada maqribka waxaa dukaneysaa iyadoo qoraxda soo jeedo.. sidoo kale cishaha iyo salaada subaxda iyadoo qoraxda soo jeedo ayaa dukaneysaa. marka soo lama dhihi karo si automaticlly ah ayeyba salaada waqtigeedii u badalmay maadaama aysan qoraxdaba dhicin..Lol. Salaada waqtigeeda hala bedelo maxaa ku xiga?
Qiblada Yaan loo jeesan marka la dukanaayo.
Cajiib

Lol waa khayr hadii uu ka towbad keenay denbiyadiisii hore^ war waa asigii laftiis. I saw a thread where he said he didn't practise any religion. Malaha wuu so islaamay again

Kaafiye. Takfiiri suicide terrorist. You should be deported to ISIS-LAND. You salafi takfiiiri idiot.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 17 guests