Page 2 of 2
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 12:21 pm
by salool
A 36yrs old liar.If someone lie to complete strangers they hardly know i doubt they tell the truth in real life.
If i dont want share my life i keep it to myself.Why potray myself to someone i'm not just to impress a couple of strangers i will never meet.
Qof weyn bad tahay yacni da' ku hadhsan ma jirto.Ciyaalnimo aad ku marmarsiyooto ma jirto.
Hada laga bilaabana waxaan ku qoraya beedhaale, that means thread danbe ood leedahy iguma arki doontid.
Macasalaama.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 12:27 pm
by Sumubaridi

Eedo sii soco. Meeshaan wax wax qoro lamawaynaayo. When I make a thread, I don't expect specific people to respond. Whoever so galo is fine. Meeshii waxaaba kadhigtay in aad guriga ii joogto. Hadaan thread aad leedahayba waxkusoo qoro kulahaa

Yaa kala jecel hadaad xitaa Somalinet katagto cajuuzo
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 1:00 pm
by Itrah
The world is overpopulated and we don't need more environment polluting monkeys... People with more than 4 kids are selfish.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Mon Jun 29, 2015 4:19 am
by socotra
how is this allowed
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Mon Jun 29, 2015 2:08 pm
by Idman702
Looooooool@ how this thread turned into..
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Mon Jun 29, 2015 3:04 pm
by KingWaslawi
Siday maskaxdooda oo shaqayneysa baan ka yaabanhey.Imikana ma caruurt baadi xaaski barbar dhigtay
Nin naagtisa jecel lama guursado.Marba haduuba xabad kale guuraado tii hore bu booskedi galiyey marka inu iska fasaxo ba lo qaatey.
Sumburdi, how long have you been divorced? Are you still inlove with ur ex? It seems to me you're not over her yet juding by ur rants on these forum.
Ninku xaaskiisa isagoo jecel xaas labaad guursado nacnuhu maaha walaal inuu nacay xaaskiisii hore laakiin si isku mid ah waa inuu labadiisa xaasba u jeclaadaa ta kale intaanu guursan xaaska labaad waa inuu u sheegaa xaaskiisa hore oo ku qanciyaa inuu caddaalada ilaahay ku dhaqayo oo si siman u wada dhaqanayo. Waxa kaloo muhiim ah inuu xaaskiisa hore wajigeeda farxad u gaara galiyaa oo masayr tir fiican siiyaa iyo maal. ilaahay na sidaas ayuu raali ka yahay oo ina faray. Ninka awoodiisa hal xaas kuma fila siiba ragga qaar.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Mon Jun 29, 2015 4:12 pm
by Nasser12
How can he have 17 wives if you can only have four wives MAX in Islam? That's only if you love each the same, all wives agree, and you can financially support it.

Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Mon Jun 29, 2015 5:16 pm
by salool
Siday maskaxdooda oo shaqayneysa baan ka yaabanhey.Imikana ma caruurt baadi xaaski barbar dhigtay
Nin naagtisa jecel lama guursado.Marba haduuba xabad kale guuraado tii hore bu booskedi galiyey marka inu iska fasaxo ba lo qaatey.
Sumburdi, how long have you been divorced? Are you still inlove with ur ex? It seems to me you're not over her yet juding by ur rants on these forum.
Ninku xaaskiisa isagoo jecel xaas labaad guursado nacnuhu maaha walaal inuu nacay xaaskiisii hore laakiin si isku mid ah waa inuu labadiisa xaasba u jeclaadaa ta kale intaanu guursan xaaska labaad waa inuu u sheegaa xaaskiisa hore oo ku qanciyaa inuu caddaalada ilaahay ku dhaqayo oo si siman u wada dhaqanayo. Waxa kaloo muhiim ah inuu xaaskiisa hore wajigeeda farxad u gaara galiyaa oo masayr tir fiican siiyaa iyo maal. ilaahay na sidaas ayuu raali ka yahay oo ina faray. Ninka awoodiisa hal xaas kuma fila siiba ragga qaar.
Walaalo sidu ula dhaqmayo labada naagood isaga ayey jirta, laakin anigu waxa ka hadlaya uun siday naaguhu dareemayan marku ninku la guursado.Inu nacay oo ka maarmey oo dan iyo muraad toona ka laheyn.Dumarka dhana isku mid maaha.Laakin sheekada anigu ma maqli karo ilaahyna ima so mariyo.Aduunka wa labo cisho, kalida ayaan ka dooran laha noloshaas.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Mon Jun 29, 2015 7:00 pm

Waan ku fahmay walaal si wacan, laakiin waxaad ogaataa gabadh waliba ninkeeda Hadduu si kasta u jecel yahay damaanad ma aha inaanu la guursanayn, hadduu se la guursado, ma waxaad aamin-san tahay inuu maalintaa jacaylkoodii dhamaaday?
Hadduu sida ilaahay quraankiisa inoogu sheegay la raaco ilama aha inay wax khaldamayaan laakiin haddii la iska booteeyo sida badanaa dhacda tee taasi waa khalad wayn waxaana ka Danbayn doonta xisaab, waayo aakhiro waa lagu sua'aalayaa xaaskaaga iyo caruurtaadaba inaad waajib kooda soo gudatay.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Tue Jun 30, 2015 10:49 am
by Sumubaridi
Ninkii hadii uu awood uleeyahay 2 reer in uu dhaqdo maaha naagtu in ay udiido. Xaasid sanaa. 1 reer waa faaiido oo caruur ayaa kuu dhalanaysa, waad kunasanaysaa, hadii aad 2 yeelatana dee waa barwaaqo laba jibaarantay. Dumarka waxaan uga yabay, walaalkeed way u ogoshahay in uu 2 reer yeesho wayna kugarab istaagaysaa, aabeheedna way ku garab istaagaysaa laakiin ninkeeda oo labada uga dhaw uma ogola. If my wife Loves me, she has to support me in what I wan to do. Hadii ay balwadayda tahay iyo farxadayda in aan naago guursado, she needs to support me. Waa in ay inta ii lebisto oo i carfiso tii kale ii dirto. Taasna in ay isoo carfiso oo tan ii soo dirto. Allah ayaa yaqaan dadka awoodooda iyo shahwadooda. Sababta dumarka 1 nin 3 naagood hala wadaagto loodhahay waa in ay raga ka shahwo yaryihiin. Example baan idin siinayaa. Hadii inta naag isi soo qaawiso ay rag soo hormarto, ayaka dhan maskaxda iyo luga ayay kadhididayaan. Dumarka hadii nin inta isi soo qaawiyo soo agmaro makala jeclo meelna dhaqdhaqaaqi mayso. marka waa adkaysimaha xaga shahwada.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Tue Jun 30, 2015 6:05 pm

Posted: Mon Jul 06, 2015 5:10 am
by bakoorad
Arabs love women too much. A Turkish old man told me that the Quran allowed 3 women max for each man but the Arabs changed it to 4 because of their love of women. Don't know where he got that from and I don't think it's true though because god told us that the Quran is uncorruptable.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Mon Jul 06, 2015 9:51 am
by Sumubaridi
Arabs love women too much. A Turkish old man told me that the Quran allowed 3 women max for each man but the Arabs changed it to 4 because of their love of women. Don't know where he got that from and I don't think it's true though because god told us that the Quran is uncorruptable.
Turkish sifiican diinta uma yaqaanaan. Fankixuu maataaba lakum mina nisaai Mathna, wathulaatha, warubaaca, fainqiftum alla tacdiluu fawaaxid. That is the Proof from the Quran.