Page 1 of 2
A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 9:13 am
by Sumubaridi
I am I not getting it right? how can he be a devote muslim and 17 Wives. Mafahmin.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 9:16 am
by Sumubaridi
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 9:32 am
by Rambie
You're a bit late, it's an old news.

Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 9:46 am
by Bandit
I like to point out the the somali women marrying this guy as his third wife is from Somaliland and not somalia

Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 9:50 am
by Sumubaridi
I just found out today. I learnt so much specially from the brother with the 3 wives. Allah bless them. they seem to be happy. The marriage was very simple. Chicken, bread about 50pound.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 10:17 am
by Sumubaridi
This was the best real documentary I have ever watched. So sad the Somali girl Anab got seperated from Hassan 3 months after their marriage. Was it due to the fact that, she did not know what she was getting herself into? Sometimes when you have not been married for so long, you Just miss marriage and want to grap any opportunity that comes your away. When you get what you want and relax, then you will start using your brain. Allah give them happy marriage.
and what is wrong with that wife of that arab man. She fell out with her husband because she did not want the son from another family to come to her house? He was a superman and I liked him. If he son wanted to come, he will come to his father's house no matter what his wife thinks. I will have done the same wallaahi.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 10:23 am
by salool
Nin naag kale guursadey waa nin naagtisa hore ka maarmey oo nacay.Marka sababta ay naagahan ula si joogan maxay tahay? Ma nin la'aan ba aduunka ka dhacday?

Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 10:26 am
by Sumubaridi
Nin naag kale guursadey waa nin naagtisa hore ka maarmey oo nacay.Marka sababta ay naagahan ula si joogan maxay tahay? Ma nin la'aan ba aduunka ka dhacday?

Salool, adiga oo dhar leh hadii aad mara kale oo cusub soo gadato,macneheedu ma in aad maryihii hore nacdaybaa? adiga dharkaaga oo dhan ma halmar baad soo gadatay? kuwii hore weli waad jeceshahay waadna haysataa soomaaha?
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 10:44 am

Qof dhan oo ilaahy abuuray baad mariyo xunxun barbar dhigaysa.Nin yahow maskaxdo ma cagaha ayey kaaga jirto mise labadi shaqo ba maskaxdaada naashif ka dhigay?
Dumarka waa hooyada, walaalaha, eedooyenka , habaryaraha oo kale ee tix gali.
Talow ma aqal naagaha lagu tunto ayaad ku so kortay.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 11:18 am

Ok Dabcan ma aadan fahmin the idiom ka. Bal aan si kale kadhigno marka. Adiga oo 1 cunug dhashay hadii aad 3 kale dhasho, macneheedu ma in aad kii hore nacdaybaa mise waxaad jeclaysatay in aad caruurta badsato? I hope in ay hada macne kuusamayn doonto.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 11:23 am
by SiennaEarth
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 11:41 am
by salool
Siday maskaxdooda oo shaqayneysa baan ka yaabanhey.Imikana ma caruurt baadi xaaski barbar dhigtay
Nin naagtisa jecel lama guursado.Marba haduuba xabad kale guuraado tii hore bu booskedi galiyey marka inu iska fasaxo ba lo qaatey.
Sumburdi, how long have you been divorced? Are you still inlove with ur ex? It seems to me you're not over her yet juding by ur rants on these forum.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 11:53 am
by Sumubaridi
Siday maskaxdooda oo shaqayneysa baan ka yaabanhey.Imikana ma caruurt baadi xaaski barbar dhigtay
Nin naagtisa jecel lama guursado.Marba haduuba xabad kale guuraado tii hore bu booskedi galiyey marka inu iska fasaxo ba lo qaatey.
Sumburdi, how long have you been divorced? Are you still inlove with ex? It seems to me you're not over her yet juding by ur rants on these forum.
I don't have exes or Zes. I am a free agent. Ex maxaa ladhahaa? Remember I am 36 and have been dealing with women since I was 15. So I probably have had relationship with more than 20 women laakiin I remember magacyadoodii. So women come in and go out of my life without leaving titles

Yaase kudhahay nin ayaa naag hore xasuusto? Nin marba naagtii markaa lajoogto ayuu xasuustaa. Waa dumarka waxa taariiqihii hore xasuusto. Remember men have very short mental retention capacity. We only remember games iyo cars

My first car was Ford Taurus, 4cyl, green color, 4 doors and I even remember the dealer that I got from and rim type but I don't remember the name of my last girlfriend
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 12:00 pm
by salool
You're the one who shared on these forums that you've been married before.Not that i believe everything pple write on these forums..but i thought someone at ur age would't lie.My bad! For now on wax meshan aad so qortid oo dhan waxan ka dhigi uun sheeko xariir.
Ramadan kariim.
Re: A man with 17 Wives, 84 Children UAE
Posted: Sun Jun 28, 2015 12:08 pm
by Sumubaridi
You're the one who shared on these forums that you've been married before.Not that i believe everything pple write on these forums..but i thought someone at ur age would't lie.My bad! For now on wax meshan aad so qortid oo dhan waxan ka dhigi uun sheeko xariir.
Ramadan kariim.
Xasha. Meeshaan mawax runta isku sheego aa joogo? adinka ma runbaad soo qortiin. Meeshaan riwaayad maalinba topic socdo ayaa lasoo qoraa. The only thing that I have said for real in this forum waa my age, my clan and the city that I live

I don't even believe Salool is female. How do i know in aad nin tahay? I remember back in the days when The_screw was the admin and there was the sisters only forum meeshaan. I wanted to see what the girls talk about so waxaan samaystay magac ladhoho Fahmo_cadeey. I was a very active member of the sisters forum mudo ilaa balaayo ikashiftay and I got banned