Maa mid baa ku lisatay?
Moderators: Moderators, Junior Moderators

Waa run. Let them learn the hardway.^![]()
Wax walbo filo
Dadka zinada wax wanaagsan mooda ayaan ka yaabey.Markaasu waliba yedhi lacag uruursi baan ku jira.Maanu ogayn ina zinada faqiirnimu laga qaado oo ilaahy lacagtiisa dhan barakada ka qaadeyo.

Maya lakin dhowr jeer baan sigtay niyow. Sadex naagood baan guursan gaadhey sadexdiina hadda mid walba waa single oo waa la soo furay. Ilaahay baa iga badbaadiyey. Hadda wax aan is ka fuulo uun baan rabaa laakiin ma guursanyo for a while. May be when I'm old and in my 50s. Waa nacasnimo adigoo yar haday naag ku xaraysato sida xoolaha camal@Sanbalolshe![]()
Maa mid baa ku lisatay?![]()

if i would go somewhere for honeymoon it would have to be a muslim country with rich history and rich in food culture..either Turkey, Bosnia or Morocco and Malaysia as a wild card for the romantic pull...
i am a muslim every choice i make in life has an islamic foundation..first question can i pray salaat jumca
am i limited in choice of restaurants.
since i am not going to be laying on a beach like some sinful blond with no sense of modesty, how am i going to spend my two weeks? what am i gaining from this trip besides bringing it up during small talks..
the best honeymoon would be to go hajj and seek forgiveness..

it depends on you and your partner background. if you guys are fish and chips go to a cold place with heater. badhass uun iska saara 7 days continously. also don't forget to buy some sex lubricants in case ... . if you guys are faarax and xaliimo buy a ticket to a rainy place in the motherland preferably far from your tol or xidid disruption.If you didn't have a honeymoon why not?
For those who went on a honeymoon where did you go and why? And would you recommend it/the destination?
For everyone else, where would you like to go for your HM?

my honeymoon took place in beer near burao it was gu,u season (spring) . I liked the sporadic raining and the good smelling atmosphere of uunsi,neecaw and rain udug (riixaan), and the onkod in celebration woff caleek. daakiraada time is the perfect intimate time when the cold is there and the buste is warm isku duruga kala duruga uumiga isdaaray. lugta isku yar durkinteeda ta kale dulsaarkeeda wax la qiyasi karo maaha.
in the morning marku waagu daalaco the togdheer river delta irrigation canals was slowly spreading all over the cattle grass farm. the animals voices is so good (macaac, xunboo wiiq wiiq ) I did not even need alarm the animals wake up the perfect time. as soon as I get up there was well presented plates of muqmad and laxoox a traditional Somali breakfast. and cup of tea. allah sigaarku macaanaa intaa kadib.
oo xaaskaaga honeymoon aaadba uwaday? mida qasab ku qabtaa umaleyn jiray.

No no qasabkaba maxaa keenay waaba lay siiyee. Honeymoona umaan jeedin ee kuwo xunxun oo aanu ilmaadeero nahay ayaan dhegaysigooda iyo qayil xumadooda ka fogaanayey. Intay ilaa labada kula qayilaan ayey hadhawna daaqada kuu istaagayaan bal inaad naagta iska dhicisay iyo inkale. Hadaad sanqadh bixin waydo, waxay ku odhanayaan hana ceebayne ama naagta siraad ama aan kuu qaqabano. Its weird Xitaa beer lafteeda bacbaa igu xidhnaydoo axmed cali cigaal baan ku tuuran jiray fiidki haday I qabato si aan waxa qolka ka socda cidna u maqal. All they can hear is garqaadoo jacaylyahaw aan gam ee I daayoo garba duub ha ii xidhin iga siib gantaalaha. Aabihiin futada xun kawasa kkk.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 40 guests