Yaan la dooran lejusticier. Ashahaad la dirir Threads kii dhisnaa wada dumiyayoo ethiest nagu dalbaday. Diintoon la fidin ka ka danbeeyayaw YAAN LA DOORAN !
Yaan la dooran lamagoodle. Dibadaha wareeg dictoor sheegataayoo Doodii lagalaba hadba diidayoo. shebakadaha dad kale u dalxiisayaw YAAN LA DOORAN !
Yaan la dooran sheikh hyber. Wadaad diinta khalad u daliiliyoo dagaal baas kujira. Damaciisu yahay dadku inanu isgelin. Dumarkiyo raga kala wada diraaw YAAN LA DOORAN !
Ha la doorto dadku wuxu rabaa mod daacadoo denbi aan ka gelin. Ilaaahay dartii u dedaalayoo da,ayartiyo mid weyn isku wadi kara. Ul iyo diir ka dhige HALA DOORTO !
PEOPLE WANT TO BRING DOWN THE REGIME
Ashacbu yurid isqad linidaam







