Moderators: Moderators, Junior Moderators



caadi ma tihidBeri guriga layga eryey oo aan mudo tuug noqday bay iigu darnayd. meel aanan xadin maleh. school aqal bakhaar hudheel bacadle. xoolo nool iwm. mudadaas Aniga wax dhibaato shakhsiyan iisoo gaadhay ma jirto laakiin waxan mararka qaar ka nixi jiray khasaarahaan geystay. maadaama aan inan yar ahaa meelaha aan wax ka xaday intooda badan waan aqaanay. waanan arki jiray siday wax noqdaan markaan xado kadib. dadkaa shaqada laga eryey qaar baa la tuhmay qaar baa kala shakiyey qaarbaa baro kacay.

What?!The hardest phase I went through in life is when I realized that Rose could have saved jack. There was enough room for the both of them but she had to be selfish. Jack could have been alive.

BismiLaah.Beri guriga layga eryey oo aan mudo tuug noqday bay iigu darnayd. meel aanan xadin maleh. school aqal bakhaar hudheel bacadle. xoolo nool iwm. mudadaas Aniga wax dhibaato shakhsiyan iisoo gaadhay ma jirto laakiin waxan mararka qaar ka nixi jiray khasaarahaan geystay. maadaama aan inan yar ahaa meelaha aan wax ka xaday intooda badan waan aqaanay. waanan arki jiray siday wax noqdaan markaan xado kadib. dadkaa shaqada laga eryey qaar baa la tuhmay qaar baa kala shakiyey qaarbaa baro kacay.









Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 33 guests