Soomaaleey, Daawashiyo Ceeb Waan Wada Qabnaayee...
Posted: Fri Sep 04, 2015 11:20 am
Waa Maxey faanku,
Inaanu isku faan faano'
noo ma banana,
walaalayaal taa hala ogaado!
Inaanu isku faan faano'
noo ma banana,
walaalayaal taa hala ogaado!