Moderators: Moderators, Junior Moderators
What's up with all these "laga dhacay" topics today
Thread usamee. Wax ku caawiyo weyni meysidAna Bal geel awoowgay abihii ka dhaxlay ee abahay ka sii dhaxlay oo aan aniguna abahay ka dhaxlay bay kuwa aanu ilmaadeer nahay iga dhaceene bal ha lay caawiyo dadow
Sxb sumadda geeliinu maxeey aheed?Wait ama create a YouTube channel for this, idaacada BBC na waan wici
F tolnimo I need my geel
that is my fan girl speaking. Allah ya Cizak. Intooda badan waxy sugayaan hooyo oo sooryada kabixiso.Dadka niyada lagama xumeeyo. All jokes aside, wallahi Sumu kun bu dhaama. Guur xalaal ah ayu raba, and what's better than that?
He seems like a VERY honest guy and qofku hadu daacad yahay waxba kama xumaadan. Maybe it's his honesty and dedication that the girl and her family like most about him. They see the potential in him
Marku ninku gabadh doonayo, Hooyoinkooda mala sedex hagbadood u gal ah oo la garab qabta badankood.
(They just don't tell people)
If Sumu hasn't got that financial support system, and he's working his butt off then Ilaahay ba la garab qabani and calaa kuli xaala, Allah SWT is the best of providers.
There are thousands of married couples living in guriyaal kaalay arag ah, who are beyond miserable.
Haday labada qof raali iska yihiin waa loo duceeya un. Waayo, waa xaal aduun and inta kale way iska iman Insh'Allah.
Wait is this a true story?
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 36 guests