Maxaa dadki oo diiday inay dadka so qaraacan oo yidhaahdan ciid wanaagsan.Aduunka ilaahy waxaan ugu necebahy message yar oo xun oo la i so diro.Dadka ehelka ah iyo asxaabta aad isku dhowdihiin waa inaad sharaftid, ood codkaaga si wanaagsan ugu salaantid oo tidhaahdid ciid wanaagsan.Hadalkiina ma cashuur bu noqday waa yaabe.Qofka ehelka waa la qiimaya oo waqtigaaga aya la siiya.Yes it may take a couple of hours but how often do we have eid...Just pick up the phone and call ur family
Eid calaacal
Ayeeyo Salool