Sxb it always helps to tell her yourself instead of other people. Make sure that, you look for happy moments. Make it seem like its a mistake your made. Abaayo iga raali ahaaw qalad ayaan galay ( remember not to smell and look shocked as if its a surprise to you too). Horta wax kastoo dhaca ogoow waan kujeclahay weligeyna waan kujeclaan doonaa. Hunguri ayaa iqaaday. Africa markaan tagay ayaan shahwada celin waayay. In aan xaraam kudhoco ayaan kabaqay. Habar duq ah ayaan isaga xuxumaystay ( she will ask you how old and how she looks. becareful. Tell her she is ugly and old LOL). Hadeerna wax saas usii weyn maaha. Dee waa adiga boqorada reerka.Thanks Aisha. I am willing to take the beating and get my bacmadow and come back when things calm down. You don't fight with women on issues like this one; you do a damage control.





