Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sidee la yahay?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Wed Oct 28, 2015 9:43 pm

^

Image

Oh dear God Alhamdulillah- I pity those poor girls who are forced to sleep with old man like him due to poverty. Old men have shame and show mercy.

:holdup:

Like who? It could be the other way round; more older women sleep with poor younger men.

User avatar
Theguardian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 754
Joined: Wed Sep 17, 2014 4:01 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Theguardian » Thu Oct 29, 2015 6:31 am

^^^ old men in their 90s are well known marrying young girls in their teens -its phenomenal in the Somali community - old Somali woman marrying young men is unheard of. Who are you fooling?

User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: Sidee la yahay?

Postby Bella18 » Thu Nov 05, 2015 4:00 am

Haywire, I have not yet kicked the basket adeer. Why do you want your adeer dead? :(

Knet; waa sidaasi. You are Puntland. Resilience is you. I hope they are paying you. You are a spin doctor and you do more for Puntland than even the president. :up:

Essence89: carligaad joogtid ka waran? Qaraabada ma roono? Deriskana? Baadidii wax war ah?
Carliga waa sidaad ku ogayd gacalka, lafahi lee wax cusub malaha and your friend is boring old bum :down: :lol:

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Thu Nov 05, 2015 10:21 pm

Haywire, I have not yet kicked the basket adeer. Why do you want your adeer dead? :(

Knet; waa sidaasi. You are Puntland. Resilience is you. I hope they are paying you. You are a spin doctor and you do more for Puntland than even the president. :up:

Essence89: carligaad joogtid ka waran? Qaraabada ma roono? Deriskana? Baadidii wax war ah?
Carliga waa sidaad ku ogayd gacalka, lafahi lee wax cusub malaha and your friend is boring old bum :down: :lol:
Qalanjo;

LOL Odeygu ma helay mid dhaxanta ka celiso oo bidaarta ka salaxdo? Waxaan maqlay meeshaasi haddaad heshid mid ilkaha daadisey waxaad tahay boqor.

Iigu salaan.

Adigana bash iyo barwaaqe, nolol ficaan iyo caafimaad wanaagsan ayaan kuu rajeeynaa.

P.s. Shirkadda diyaaradaha carligaasi ma mid Soomaali ayaa ka shaqeeysa mise waa indhaheeyga gaboobey? Mid baay indhaheenu isku dhaceen markaan raacaay diyaaradaasi. Suurada soomaalidda ayaay igu cabtay.

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Thu Nov 05, 2015 10:23 pm

^^^ old men in their 90s are well known marrying young girls in their teens -its phenomenal in the Somali community - old Somali woman marrying young men is unheard of. Who are you fooling?
You are streching; there are a few somali men in the 90s; the average life expectancy is below 60.

As I wrote earlier, there are older women who are marrying young men too.
It is not the age that matters but what people can offer.

User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: Sidee la yahay?

Postby Bella18 » Sun Nov 08, 2015 9:29 pm

Lamagoodle, odayga mid baa xaraysatay ila tahay. Warkisa lama haayo lol.
Waan kugu salaami :up:
P.s. Shirkadda diyaaradaha carligaasi ma mid Soomaali ayaa ka shaqeeysa mise waa indhaheeyga gaboobey? Mid baay indhaheenu isku dhaceen markaan raacaay diyaaradaasi. Suurada soomaalidda ayaay igu cabtay.
I wouldn't know gacalka. If it was in Melbourne, I'd probably guess inay Somali tahay :lol:
There are few that work in immigration and border protection in ACT and Queensland.

User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Sidee la yahay?

Postby OliveOil » Sun Nov 08, 2015 11:20 pm

Lamagoodle, salaan Kasha iyo laabta ka soo go'day iga gudoon sxb :rose:

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Sun Nov 08, 2015 11:38 pm

Lamagoodle, salaan Kasha iyo laabta ka soo go'day iga gudoon sxb :rose:

Sidoo kale OliveOil. Bash iyo barwaaqo ayaan kuu rajeeynayaa. Heestaan adiga ayaa iska leh.

Salaan macaan ayaan kuu soo dirayaa ee iga guddoon.

Macariif is jecel, mahuraan walaalo, maanka iyo qalbigooda waay isu muuqdaano....

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Sun Nov 08, 2015 11:41 pm

Lamagoodle, odayga mid baa xaraysatay ila tahay. Warkisa lama haayo lol.
Waan kugu salaami :up:
P.s. Shirkadda diyaaradaha carligaasi ma mid Soomaali ayaa ka shaqeeysa mise waa indhaheeyga gaboobey? Mid baay indhaheenu isku dhaceen markaan raacaay diyaaradaasi. Suurada soomaalidda ayaay igu cabtay.
I wouldn't know gacalka. If it was in Melbourne, I'd probably guess inay Somali tahay :lol:
There are few that work in immigration and border protection in ACT and Queensland.
Qalanjo, waa tahay. Maxaan ka ogahay, waxaan ku arkay garoon diyaarad oo Asia ku yaala iyadoo labisan dharka Quantas. Waxaan is laha waqtiga isla riixa oo sheeko xariir isku aqriya. Laakin bahashii suurada (tii Mudug oo kakanos) ayaay ila dhacday. :lol:

User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Sidee la yahay?

Postby OliveOil » Sun Nov 08, 2015 11:42 pm

Wow Lamagoodle, aad iyo aad ayaa umahadsantahay walaale. Erayada baa icajabiyay. Laakiin iima shaqayn heesta. Magaceeda iisheeg aniga baa raadsanaayee. :clap:

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Sun Nov 08, 2015 11:44 pm

Wow Lamagoodle, aad iyo aad ayaa umahadsantahay walaale. Erayada baa icajabiyay. Laakiin iima shaqayn heesta. Magaceeda iisheeg aniga baa raadsanaayee. :clap:

Saafi Ducaale- Salaan macaan

That is the name.

Very old song.

User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Sidee la yahay?

Postby OliveOil » Mon Nov 09, 2015 2:14 am

SAAFI DUCAALE

Macaariif is jecel iyo

Ma huraan walaalii

Hadday kala maqnaadaan,

Maankiyo qalbigoodu

Waysku soo muhdaanoo

Kala maarmi maynnee,

Waa loo maleeyaa

Mar inaynnu kulannee;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

Meel aynnu joogna ba

Maal iyo barwaaqiyo

Mayay iyo naq roobaad,

Farxad loo mashxaradiyo

Maansha Allee nabad

Aan ku caano maalnee,

Madal baan inoo xidhan

Haddaan mawd la’aannee;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

Kuwa maamulaayiyo

Idaacaddaan u mahadniqi

Magacood ha raagee,

Warka lama masuugaan

Been kuma madiixaan

Runtay muujiyaane,

Maageerka dunidaa

Laga wada maqlaaye;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

Wixii maanta joogiyo

Wixii heer la soo maray

Arrimaha muhiimka ah

Waa macallin kuu dhiga,

Murtidiyo taariikhday

Kuu marinayaane,

Maageerka dunidaa

Laga wada maqlaaye;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

yaa salaam :clap:

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Mon Nov 09, 2015 11:23 am

SAAFI DUCAALE

Macaariif is jecel iyo

Ma huraan walaalii

Hadday kala maqnaadaan,

Maankiyo qalbigoodu

Waysku soo muhdaanoo

Kala maarmi maynnee,

Waa loo maleeyaa

Mar inaynnu kulannee;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

Meel aynnu joogna ba

Maal iyo barwaaqiyo

Mayay iyo naq roobaad,

Farxad loo mashxaradiyo

Maansha Allee nabad

Aan ku caano maalnee,

Madal baan inoo xidhan

Haddaan mawd la’aannee;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

Kuwa maamulaayiyo

Idaacaddaan u mahadniqi

Magacood ha raagee,

Warka lama masuugaan

Been kuma madiixaan

Runtay muujiyaane,

Maageerka dunidaa

Laga wada maqlaaye;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

Wixii maanta joogiyo

Wixii heer la soo maray

Arrimaha muhiimka ah

Waa macallin kuu dhiga,

Murtidiyo taariikhday

Kuu marinayaane,

Maageerka dunidaa

Laga wada maqlaaye;

Inta aan is moognahay

Mawjadaha heesaa

Salaan macaan kuu soo dirayaayee

Maqla oo guddooma.

yaa salaam :clap:
The lyrics are wonderful. I am told that this song was used as the backrgound music for the Barnaamijdka salaamaha in Radio Muqdisho.

User avatar
Bella18
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Sun Jul 13, 2014 3:18 am
Location: I imagine, therefore I belong and am free.

Re: Sidee la yahay?

Postby Bella18 » Tue Nov 10, 2015 2:16 pm

Qalanjo, waa tahay. Maxaan ka ogahay, waxaan ku arkay garoon diyaarad oo Asia ku yaala iyadoo labisan dharka Quantas. Waxaan is laha waqtiga isla riixa oo sheeko xariir isku aqriya. Laakin bahashii suurada (tii Mudug oo kakanos) ayaay ila dhacday. :lol:
Lol@wakhtiga isla riixa :lol:
Wey dhacda gacalka. Any idea where I can get Koora dadab: cishqi iyo colaad book from? :|

Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7335
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Sidee la yahay?

Postby Lamagoodle » Tue Nov 10, 2015 11:17 pm

Qalanjo, waa tahay. Maxaan ka ogahay, waxaan ku arkay garoon diyaarad oo Asia ku yaala iyadoo labisan dharka Quantas. Waxaan is laha waqtiga isla riixa oo sheeko xariir isku aqriya. Laakin bahashii suurada (tii Mudug oo kakanos) ayaay ila dhacday. :lol:
Lol@wakhtiga isla riixa :lol:
Wey dhacda gacalka. Any idea where I can get Koora dadab: cishqi iyo colaad book from? :|

Qalanjo, waxaan rabay inaan rock-iyo jazz isla tumano, waqtigana isla riixano, haddii la doonana aad wadaadka isla aadno. There is something sexy about uniforms laakin rimoor ma saarneeyn, xusulkeedana ma buurneeyn, inkastoo aay suurooneeysay haddana laafyadeeda kuma qancin (laafyo aan loo dhalinin laba talaabo laguma gaaro). Laakin kii KUB ahaa wuu ku yaaley. I was about to kneel down in front of her, kiss her kub and ask " kuboow, kuboow, 22 sanno kuma arkine, xageed jirtay? Aniga dan ayaa i qarisee ee adiga maxaa ku qariyey? Ma gardhuubayaasha ayaa ku qariyey?

Seriously, I really miss the sight of KUB Soomaali. Malaha waxaan qabaa fetish. Gone were the days when the KUB and the rajabeeto were visible.

Anyway, qalanjo order the book here:

http://www.somaliwriters.com/bookReview/kooradadab.php

You can also order from the publisher REDSEA in dubai.

Caawa, Sono in Io amo l'Italia umore .

Queste due belle donne vivono in Italia . Scrivono sui problemi correlati somali .

May I, therefore, recommend this book if you can read Italian: La mia casa è dove sono by Igiaba Scego (Ijaaba shegoow)

She is hot in the cultural scene in Italy. She writes for La Repubblica, Il manifesto (journals ) and also for the Nigrizia.

Born in Italy; got a PhD education, became an activist....

Read about her here:
http://modernlanguages.sas.ac.uk/igiaba-scego

Cristina Ali Farah, also writes on Somalis

https://en.wikipedia.org/wiki/Cristina_Ali_Farah

There are some somali short stories (Folk tales) here:
http://hooyo.web.free.fr/E_tale_00.html

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 86 guests