Moderators: Moderators, Junior Moderators
Waar Yuusuf aan kuu jilciyo: Garbasaaar iku karis waxaa weeye marka garbasaartu gabowdo oo cadaato, dabadeed asal iyo biyo ayaa la isku kariyaa, markay isku karaan oo biyuhu casaadaan baa garbasaarta lagu ridaa. Iyadoo widhwidhaysa oo aad moodo baroo baa laga soo saaraao qoraxda loo dhigaa si ay u qalasho ama dryerkaa lagu ridaa!Garbasaar isku karis? Waa wax cusub how does it taste?Loooooool,
Reminded me of Xamar, I was obsessed with Garbasar isku karis LOL Or the Hargeisawi one. Xalimo's though.
Now we know why Somali kids either end up in jails, join terrorist groups, or end up on social media fighting wars that are not theirs.
Garba saar isku karis weligay ma maqal.



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 65 guests