
Nin weyn oo barooraneya ma la arkey? All because I made fun of his precious arabs. I swear there are some sad losers in this world.
Maanto dhan baynu ku lahayn af somali ku soo qor , haddaad labo xaraf inoo soo tuuraysa , ya ? Ma' qofkii af somaliga ku hayay baa kuu soo galay ?
Dhegayso warye , nacas baad tahay walaahi. Topigan matalan ka soo qad . Coolman baa yidhi , war saw kuwan is ceebeyay nimankani oo islaanta kursigeeda dhabarka saartay . Waad soo gashay oo waxaad iska tidhi , Uganda rules Moqdisho .
Maxaa isu keenay ?
Runtu waxa weeye, had iyo jeer marka la soo hadal qaado maddow-ga , meel baad ka gubata .Meeshaad ka gubanayso na , inoo sheegi mayside , carabta ayaad nacayb ku qaadaysa ood somalinimada dhinac ka gal ayaad is leedahay . I say no to racism , period !
Ta labaad na waxa weeye , coolman , reer Moqdisho ma'ba aha,bal sidu kugu hadlay eeg oo u yidhi yarka la saayira .
Nimankaa reer Uganda na , de ceebtoodu sawirkaas bay saaran tahay , gaalo bay xamaaleyaan , waa u foolxumo nin afrikan ah .Adiguna nacas aan wax kala garanayn oo iic iyo aac la dhex rooraya meeshan baad tahay e , bal soo jawaab oo is difaac .

Shoodhe, waa lagu tijaabinaya e af somali ku soo qor ya ?