Page 1 of 2
Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:18 pm
by COOL-MAN
Uganda in 2015
"The Uganda Wildlife Parks seems to have taken us back to the 19th Century. I don't think it's funny (This NOT Tourism Promotion, This is colonial/slavery Reincarnation)"
Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:20 pm
by LiquidHYDROGEN
These adoons rule Mogadishu

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:21 pm
by COOL-MAN
Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:22 pm
by SahanGalbeed
@cool man , may God have mercy on that human being , the one above you .
Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:28 pm
by COOL-MAN
I know you two don't see eye to eye but sxb sahan galbeed there is no justification for this on this day and age.
Sxbow inanka waa kaa yaryahe Ka qaleey dee waa ku sidee ina adeer

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:42 pm
by SahanGalbeed
War nacdal ku dhacday , adigu iska miskiin baad tahay e , edeb baan la barin a'ogatahay ?. Sanadkan maanta , wax internet-ka ku dhex koray weeye ,dadkani .
"Anonymity would be a wonderful umbrella , I don't like intrusion " ayuu yidhi qof wax garad aha .
Just because nobody cannot see you doesn't mean you can say the most outrageous stuff .
No hater is going to speak in my name while I'm present and expect me to remain silent .It goes against everything I believe . Shaqsiyan waxaad rabto samee , qasab ma'aha jacayl-ku ,laakin somalida ha soo dhex galin arrin ku gaar ah adiga, intaas weeye
Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:53 pm
by VeiledGarbasar

@SahanGalbeed. Don't worry it happens to a lot of people in this forums. Boys or Girls who were level-headed descend into overnight-haters. Meh, maybe it spices the forum?
Coolman,
No, as a matter of fact, silic mahaan.
Shalaay meesha aa tagnaa aa silic aheed.
Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 5:58 pm
by COOL-MAN
War nacdal ku dhacday , adigu isla miskiin baad tahay e , edeb baan la barin a'ogatahay ?. Sanadkan maanta , wax internet-ka ku dhex koray weeye ,dadkani .
"Anonymity would be a woderful umbrella , I don't like intrusion " ayuu yidhi qof wax garad aha .
Just because nobody can see you doesn't mean you can say the most outrageous stuff .
No hater is going to speak in my name while I'm present and expect me to remain silent .It goes against everything I believe . Shaqsiyan waxaad rabto samee , qasab ma'aha jacayl-ku ,laakin somalida ha soo dhex galin arrin ku gaar ah adiga, intaas weeye
Anigu I am maskiin ilaahey waa runtaa sxb. Lakin Inamada u aqli celi hadii aad odey tahay hadii kalana meelaha isku burbursada sidii xoolihi

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 6:00 pm
by COOL-MAN
Veil,
Kuwan xoolo waaye shaki maleh. Waxaa se ka sii xoolasam kuwa naf ka raadshe oo iyaga is diley oo nabad isku quuri waaye
Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 6:04 pm
by SahanGalbeed
Rag caytamaya , wax kaa maqli maayan . Halka ay joogaan baa loogu taga . Adigu "observer " -ka uun iska ahow .
waxa horre loo yidhi

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 6:12 pm
by dvision01
At least they are earning xalaal money to feed their families unlike you guys who live off welfare

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 6:15 pm
by COOL-MAN
It's pointless sxb. Liquid cares for his ppl from my observation but has unusual way of expressing it.
We can't all the be same.
Isku meel ayad wax ku wadiin ee is fahan la'an ayaa jirto
Ugandees ma idinku yeraa cadaalad ha idin sameeyee?

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 6:15 pm
by Hyperactive
Allahey ha no wada sahlo.
welcome back old sahangalbeed.

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 6:19 pm
by SahanGalbeed

veiledgarbasaar
Hyper , my nephew waan ku sheegay anigu

Re: Xoolahan haku ilaaliyaan soo silac iyo saxariir ma'oho
Posted: Mon Dec 14, 2015 6:21 pm
by VeiledGarbasar
Coolman,
I think we need to apply a bit of critical analysis here, so you found a picture? However we don't know where it is from? How it actually came about? If it is supported by the government or the people? Of course if we want to run with stories by all means let me not interrupt.
Again, dhibaatada soomalida haysto weey fara badantahay laguma soo koobi karo, "nabad isku quuri waaye."

SahanGalbeed.