She would be my ideal wifey. Markan isku dhacnana waxan ku odhan lahaa; inar kalay kala baxne sidi Quman Bulhan, Sallan Arabey iyo Ali Dhuux.
Adiguna kitchen-ka ka so gabay aniguna fadhiga while watching NBA
Lakin it sucks that I can't recite even two lines...si fican bay igu tuman lahed
Alla maxay sugaanta dhameysay, afmiisharad, mahmahda, hal xidhalaha...
Allow dhowr.