Page 2 of 5
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 2:00 am
by waayeel101
correct answer/ wa wadada. lol
googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.
wa geesaha riyaha.
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 7:01 am
by Hyperactive
i was reading as google......
what the hack is Googa...cigalee! are you guys gettiong your voodoo thing from your african haritage!!
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 7:04 am
by Beer-Dilaacshe
Koob yaroo kun nin deeqa hala sheego.
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 7:07 am
by MujahidAishah
i was reading as google......
what the hack is Googa...cigalee! are you guys gettiong your voodoo thing from your african haritage!!
It's riddles Inabti
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 7:34 am
by MRnutritionist
Googaa?
Wax cirka taag ku leh, dhulka taag ku leh, tagoogo orgi leh, tunka sharaf ku lef.
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 7:36 am
by MRnutritionist
Koob yaroo kun nin deeqa hala sheego.
Ceeb calayk duqa
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 7:38 am
by Sauron
some odayal on here are bila xishood

Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 8:01 am
by MRnutritionist
Googaa
Sii wif soo wif aabow samatar saakeyna waykan
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 8:19 am
by Timiro1999
Googaa?
Wax cirka taag ku leh, dhulka taag ku leh, tagoogo orgi leh, tunka sharaf ku lef.
Cigalee
Waa dabaysha
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 8:27 am
by MRnutritionist
Googaa?
Wax cirka taag ku leh, dhulka taag ku leh, tagoogo orgi leh, tunka sharaf ku lef.
Cigalee
Waa dabaysha
Timiro waad ku dhacday. I'm only joking, ishaad ka riday :

Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 8:30 am
by MRnutritionist
Duq Timiro, Magacaa idilay laakiin
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 9:21 am
by Thuganomics
The one timiro got wrong is an Eagle
Googaa!
Sheydaan kacsaday kugu kaxee

Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 9:33 am
by AirBitaale
Googaa
Sii wif soo wif aabow samatar saakeyna waykan
Seynta lo'da

Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 12:59 pm
by theyuusuf143
My name?
Wax dhulka taar Ku leh oo cirka taar Ku leh oo tagoogo orgi leh sheeg

Cigalee, waa haadka.
Googaa, markasta oo guriga aan imaado, waxaan arkaa hooyaday iyo aabahay oo cunaha is haystay.[/quote]
ta bore waad garatay. taaduna waa dhigta iyo udubka.
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 1:58 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Lol, waar Ilayn meesha rageedi baa jooga
Googaa ... xeradayadu wada ul, ul laqaatana Malahan.