Page 3 of 5

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 2:47 pm
by Djiboutian
Lol, waar Ilayn meesha rageedi baa jooga :up:

Googaa ... xeradayadu wada ul, ul laqaatana Malahan.

Cigalee, waa lisinka.

Googaa, siniin miniin soor aan ku deeqin.. siniin miniin socod aan ku dayn ... siniin miniin sabarad aasan?

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 3:01 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ lol, waxaasi ma soomaali ba?

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 3:35 pm
by Siciid85
Lol, waar Ilayn meesha rageedi baa jooga :up:

Googaa ... xeradayadu wada ul, ul laqaatana Malahan.

Cigalee, waa lisinka.

Googaa, siniin miniin soor aan ku deeqin.. siniin miniin socod aan ku dayn ... siniin miniin sabarad aasan?
Way igu wareegaysaa
Shoot horaan u maqlay. Dhac fac jac, talow maxeed ahayd

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 3:38 pm
by AirBitaale
:lol: @ dhac fac jac. War Siciid adaa Siniin miniin ka daray :deadrose:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 3:53 pm
by TheLoFather
Odey yar oo had iyo goor kasta weeyseesanaaya!?

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 3:54 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Odey yar oo had iyo goor kasta weeyseesanaaya!?
waa oday, shaqo badan :dead:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 3:55 pm
by TheLoFather
Odey yar oo had iyo goor kasta weeyseesanaaya!?
waa oday, shaqo badan :dead:
:lol:
Maaha sxb!

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 3:58 pm
by Djiboutian
^^ lol, waxaasi ma soomaali ba?
Iga raali ahaada waan ilaaway meesha Yaakhidi aya ku badan. Aan idin jilciye.

This one is only for Reer Jabuuti.

Googa, Soo big (Soo big not so big as in English) sii big saylan bililig aabow samatar saa kuna waa ka.

Waa Af Somalilander afkaan ku hadlayo :lol:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:01 pm
by Djiboutian
Lol, waar Ilayn meesha rageedi baa jooga :up:

Googaa ... xeradayadu wada ul, ul laqaatana Malahan.

Cigalee, waa lisinka.

Googaa, siniin miniin soor aan ku deeqin.. siniin miniin socod aan ku dayn ... siniin miniin sabarad aasan?
Way igu wareegaysaa
Shoot horaan u maqlay. Dhac fac jac, talow maxeed ahayd
Iskada ha kugu dul wareegto xuuga. Markaad salaada gashiid ayuun baad xasuusan doonta.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:21 pm
by HooBariiska
ciidagale

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:27 pm
by Siciid85
:lol: @ dhac fac jac. War Siciid adaa Siniin miniin ka daray :deadrose:
Kkkkk I say that when I am thinking

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:31 pm
by Siciid85
Lol, waar Ilayn meesha rageedi baa jooga :up:

Googaa ... xeradayadu wada ul, ul laqaatana Malahan.

Cigalee, waa lisinka.

Googaa, siniin miniin soor aan ku deeqin.. siniin miniin socod aan ku dayn ... siniin miniin sabarad aasan?
Way igu wareegaysaa
Shoot horaan u maqlay. Dhac fac jac, talow maxeed ahayd
Iskada ha kugu dul wareegto xuuga. Markaad salaada gashiid ayuun baad xasuusan doonta.[/quote]

Cigalee, waa Gabadha uurka leh.

Googaa,
Wax so' leh,oo sar leh,oo suun leh,oo seedo leh,oo sanuun leh,oon nina sooryo ku deeqin

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:34 pm
by waayeel101
^^ lol, waxaasi ma soomaali ba?
Iga raali ahaada waan ilaaway meesha Yaakhidi aya ku badan. Aan idin jilciye.

This one is only for Reer Jabuuti.

Googa, Soo big (Soo big not so big as in English) sii big saylan bililig aabow samatar saa kuna waa ka.

Waa Af Somalilander afkaan ku hadlayo :lol:
way ka qaldantahay sxb wa
"sii blig, soo blig, seedow samatar saakaba, waa i kan"
waana daaha.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:41 pm
by AGENT447
Siniin miniin sabarad aasan, waa Hunguriga :clap:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:48 pm
by AGENT447
Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa? :mrgreen:

Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?