Page 4 of 5

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 4:55 pm
by MujahidAishah
Jow afar Reer miyi baa ishelay :lupe:

Ila Thug baa cagta kuu jiidhin :dead:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 5:07 pm
by Timiro1999
Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa? :mrgreen:

Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

Cigalee
Ta kowaad waa waa irbada iyo dunta.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 5:08 pm
by TheLoFather
Odey yar oo had iyo goor kasta weeyseesanaaya!?
waa oday, shaqo badan :dead:
:lol:
Maaha sxb!
Waa Tukhsiga!

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 5:09 pm
by AGENT447
Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa? :mrgreen:

Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?

Cigalee
Ta kowaad waa waa irbada iyo dunta.
Waad garatay Timirooy, :clap:
Dadku ha isku dayaan ta kale bal

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 5:13 pm
by Siciid85
Googaa, inanta jaarkiinu markay idiin soo wareegto, maxaad futada farta uga galisaa? :mrgreen:

Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?
:mrgreen:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 5:35 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ loool@ irbada iyo dunta :lol:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 5:46 pm
by Thuganomics
Aar teyda sheega dee!

Agent and Djiboutian waxoodu waa next level shit :lol:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 5:53 pm
by Bella18

Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?
I know this disgusting one but i'll leave it to the others to guess :lol:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 6:00 pm
by Thuganomics

googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.
Was this one geesaha riyaha horta ?

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 6:35 pm
by Beer-Dilaacshe
Waxa kala jira hal xidhaale as riddle in English
Iyo Googaalayse.

Sinniin miniin sarabad aasan, waa maydka

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 6:39 pm
by Beer-Dilaacshe
Googaa

- Sarmaan hoosteed, Salmac Salmac

- Waxaad qaadi karto oo wuxuu qaadi karo Aadan qaadi karin

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 6:40 pm
by Beer-Dilaacshe
Shaydaan kacsaday kugu kaxee waa qodaxda markay ku muddo, laakiin waxa kaloo la dhahaa shinbir kacsaday kugu kaxee.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 6:49 pm
by AGENT447

Googaa, Kelli faw tiri ,kabaal dabayaal,kacoo soo qabo?
I know this disgusting one but i'll leave it to the others to guess :lol:
Lool Yeh Timiro got it, btw I will say this one for you, waa dhuusada :lol:

Try this one
Googaa, Waxaan biri goyn oo afku gooyo?

@Djiboutian
Ciggale, the answer to your riddle; wax so ' leh, oo sar leh, oo sanuun leh, oo seedo leh oo aan rag sooryo ku deeqin waa
Madiga xoolaha leh :win:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 6:54 pm
by Bella18
Maxaa kale afka lagu gooya oona garta ahayn :lol:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 6:59 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Maxaa kale afka lagu gooya oona garta ahayn :lol:
Waa wax khasiisnimo ah afka ma so Marin Karo :lupe: