Page 5 of 5
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 7:01 pm
by AGENT447
Maxaa kale afka lagu gooya oona garta ahayn


iyo Meherka dee.
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Mon Feb 15, 2016 10:17 pm
by Siciid85
[quote="Beer-Dilaacshe"]Googaa
- Sarmaan hoosteed, Salmac Salmac
- Waxaad qaadi karto oo wuxuu qaadi karo Aadan qaadi karin[/quote]
Waa Jack ama bahalka gaadhiga lagu dalaco.
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 1:23 am
by Thuganomics
Googaa
-
- Waxaad qaadi karto oo wuxuu qaadi karo Aadan qaadi karin
This is a modern day one and not from the miyi
And the answer is a car jack
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 2:12 am
by Timiro1999
AGENT447
Googaa, Waxaan biri goyn oo afku gooyo?
Cigalee waa hadalka
Ma hubo lknse waan maleeyey
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 2:14 am
by AirBitaale
Googaa?
Ubadeenna siti-siti, sabar xariir, Ilaahey mooyee aadami ma furi karo.
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 12:11 pm
by waayeel101
googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.
Was this one geesaha riyaha horta ?
yes, it's geesaha riyaha.
walahi essences wa dumarkedi. waxan u malaynaya wa kuwi 10 sano is yareyey ee 01/01 dhashay. lol
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 12:31 pm
by AGENT447
Googaa?
Ubadeenna siti-siti, sabar xariir, Ilaahey mooyee aadami ma furi karo.
Cigale
Waa gabadha uurka leh; xaamilo

Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 12:31 pm
by AGENT447
Googaa
Xagga gabi oo xaga gabi, guntu walac
Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 1:41 pm
by AirBitaale
Googaa
Xagga gabi oo xaga gabi, guntu walac
Kaygii baad furtay anna kaagaan furayaa.
Cigalle, waa doobiga caanaha

Re: Googa ... cigalee!
Posted: Tue Feb 16, 2016 1:47 pm
by waayeel101
Googaa
Xagga gabi oo xaga gabi, guntu walac
cigalee : wa dhiisha