Page 1 of 5

Googa ... cigalee!

Posted: Sun Feb 14, 2016 7:05 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
lets play googa iyo cigale :stylin:

googaa ... wax aad leedahay hadana adigu aanad isticmaalin?

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Sun Feb 14, 2016 7:14 pm
by AgentOfChaos
My name?

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Sun Feb 14, 2016 7:16 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
My name?
correct, lakiin waa inaad cigalee tidhaahda lol. now ask one

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Sun Feb 14, 2016 7:30 pm
by HooBariiska
My name?
correct, lakiin waa inaad cigalee tidhaahda lol. now ask one
wax dhuuban oo dheer oo buuran oo cas oo madow

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Sun Feb 14, 2016 7:31 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^^ adeer masaajidka ciyaarta ka daa :lol: .. hal xidhaaa le sax ah na waydii.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Sun Feb 14, 2016 11:20 pm
by theyuusuf143
My name?
correct, lakiin waa inaad cigalee tidhaahda lol. now ask one
wax dhuuban oo dheer oo buuran oo cas oo madow
Waa guska dee

Wax dhulka taar Ku leh oo cirka taar Ku leh oo tagoogo orgi leh sheeg :lol:

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:30 am
by guhad122
wax dhuuban oo dheer oo buuran oo cas oo madow[/quote]

Waa guska dee

Wax dhulka taar Ku leh oo cirka taar Ku leh oo tagoogo orgi leh sheeg :lol:[/quote]
As rear Mudug would say "waa laguu yaqaan" :lol: :lol:
Waa toob caano ah..ama Bidhe caano ah oo xunbo leh...

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:37 am
by Siciid85
My name?



Wax dhulka taar Ku leh oo cirka taar Ku leh oo tagoogo orgi leh sheeg :lol:
Cigalee, waa haadka.

Googaa, markasta oo guriga aan imaado, waxaan arkaa hooyaday iyo aabahay oo cunaha is haystay.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:42 am
by waayeel101
^ haadka ma aha ee wa gorgorka.

cigalee gass, wa tibta iyo mooyaha!


googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:45 am
by Siciid85
Correction: Waa dhigta iyo udubka.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:48 am
by AwRastaale
^ haadka ma aha ee wa gorgorka.

cigalee gass, wa tibta iyo mooyaha!


googaa, aqalkayagu wa wada ull oo ull la qaato ma laha.
Cadaalel, wa geesaha riiyaha.

The first one wa ku saxsan thy it's gorgorka.

Siciid is correct its aqalka wixi lagu dhisi jiray.

I forgot em.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:51 am
by waayeel101
Correction: Waa dhigta iyo udubka.

oh that's right i forgot it.


googaa, wa dheer oo dheer, hadana rida naaskeda anan gadhayn!

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:52 am
by AwRastaale
Correction: Waa dhigta iyo udubka.

oh that's right i forgot it.


googaa, wa dheer oo dheer, hadana rida naaskeda anan gadhayn!

I know dis 1. Let's see if they know it.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:53 am
by Siciid85
Cigalee, waa ceelka.

Re: Googa ... cigalee!

Posted: Mon Feb 15, 2016 1:54 am
by guhad122
Correction: Waa dhigta iyo udubka.

oh that's right i forgot it.


googaa, wa dheer oo dheer, hadana rida naaskeda anan gadhayn!

I know dis 1. Let's see if they know it.
Cigale
Dhulka :lol: :lol: :lol: