Page 1 of 1

party to party best foorjo aka daadis .

Posted: Wed Mar 02, 2016 11:34 am
by theyuusuf143
Tan yar ee raxma rasmi hees shidan bay la shir timi, oo ka dhan ah raga naaguhu soo dhoofsadeen ee shaqadii loosoo dhoofsaday qabaan waayey. Mid yar oo aan adeer u ahay oo islaan tolka ahi soo dhoofsatay laakiin party to party ka biixi waayaan u dirayaa hada, :lol:
Waar niyaw miyaanad xishoonayn maxaad eedadaa ugu hoos noqotay baan maalin waydiiyey, kulahaa siilll kii imika qabyaalad buu galay eedaday Anigay I jamatay.

https://youtu.be/EebKRxzaa2w