oo school yar lay qoray
oo inan yarna lay baray,
markaan warqad yar u qoray
ee post yar Ku diray
een jawaab yar aan helay
Shaw jacayl yarbaa I galay.
markan shaqo yar aan raadsaday
ee lacag yar aan helay,
oo habaryaro u tagay
hagbad yarna aan galay, shaw
suudh yar maan gadan.
oo aroos yarna layma dhigin
Anna keeg yar maanta jarin .........
https://youtu.be/AToIiPSjCL4





