Page 1 of 2
waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 2:43 pm
by AyeeyoH
Qof nafto ka si socoto waliga ma ag fadhistay ila iyo inta ka baxaysay.Walle sakaraatko wa dhib...iyado morphine laga buuxshay bay walaahi gariiraysay oy fadhi iyo joog diiday.
Ilaahyo no fudade..Kuligeen taasa ina sugaysa goor ay taada noqon doontan ilaahy ba og ee tawbad keeno dadow.Aduunkan yaanu ka jeedin aakhiro.
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 2:45 pm
by GAMES
What did she die from? Old age? Cancer?
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 2:46 pm
by BVSNet
Waa runta, but a lot of us are waiting until we're dying to repent
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 2:46 pm
by Hyperactive
No, i didnt experience it. Allhey hano wada na7aresto. sakrat moot not easy.
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 2:51 pm
by MrL0G
I saw it on House of Cards.
The first lady's hooyo who has cancer suffers and dies.
Morphine wasn't helping
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 2:58 pm
by AyeeyoH
What did she die from? Old age? Cancer?
Cancer. No kids.No husband. No relatives.
If you got no one the hospital calls in pple to sit with you tils you take ur last breath.I do it from time to time as reminder.This was the third person i watched..sometimes its horrible.Not the death by itself..but the fact these pple are all alone.
I will never forget a woman..the whole time she was repeating one word.Familia! Familia!

Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 3:04 pm
by AyeeyoH
Waa runta, but a lot of us are waiting until we're dying to repent
By then its to late.

Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 3:05 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
I did, nd I still have that image in my head! O allah make sakaratul mowt easy on us Aamiin ya rabbi.
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 3:07 pm
by AyeeyoH
No, i didnt experience it. Allhey hano wada na7aresto. sakrat moot not easy.
I did, nd I still have that image in my head! O allah make sakaratul mowt easy on us Aamiin ya rabbi.
Aamin.
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 3:17 pm
by GAMES
I hope they find a cure for Cancer. I wouldn't even wish it on my worst enemies. It ravages you from the inside.
Nafaqada dhan ayuu dadka ka dhuuqaa and then wastes you.
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 3:21 pm
by Tuushi
I did.It changes you.

Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 3:31 pm
by AyeeyoH
Games, waqtigaagu marku dhaamado wuxuun ba sabab lagaga so dhigaya.Amba cancer ha noqdo amba wax kale ha noqde.
When ur time is up is up.Da' ma laha geeridu...ee habeen kasta markaad si seexaneysid ilaaha danbi dhaafa waydiiso.
Adeerkay waan yara seexaneya uun bu yedhi markaa la is idhi toosiyane nafba wa laga waayey.Motul qaflaha aya ugu daran.

Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 3:52 pm
by Thuganomics
It's a passage of live which only differs in severity,a thing we will all go through.Even the Prophet (saw) wasn't spared sakarat al mawt.I recon it should be somethings that we all should witness as its a reminder.I have yet to see for myself laakiin
Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 4:44 pm
by AnigaiyoAdiga
No. I am too lost though. I don't think it would change anything for me.

Re: waliga
Posted: Fri Mar 25, 2016 4:47 pm
by theyuusuf143
Hal mar baan arkay qof naftu kabaxayso, wuxu ahaa nin dhalinyaro oo ay budh caloosha kaga dhufteen ciidanka Sheekh MM Faruur, Madaxa gudiga xumaan reebista iyo wanaag farista. inanku Waxu joogay goob xaaraan lagu karinayey bill Ramadan. markii budhka lagu dhuftay halkii dhakhtarta loola carari lahaa ayaa jeelka lagu tuuray, markay tiisu Soo dhowaatay ayaa hospital ka la keenay ward oo adeerkay yaalay.
Inanka Waxa Ku xidhnayd faleebo markay naftu iska guraysay, Qof meesha taagnaa ayaa yidhi "waataa falaabadii istaagtay wuu dhintay" Mooji inay cilmi Ku fadhido iyo in kale balse waxan ilaa imika u haystaa inaaanay faleebadu Ku dhicin jidhka dhintay.