Page 3 of 4

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 2:43 pm
by MujahidAishah
Maxaa dhacay walaal?
Nothing hunno....

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 2:50 pm
by MarsinQorahay
Ma reer galbeed baad ahayd adigu?

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 3:04 pm
by MujahidAishah
Ma reer galbeed baad ahayd adigu?
Maaya reer bari baan ahay :up:

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 3:50 pm
by MarsinQorahay
Thought you was boromaawi.

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 3:51 pm
by TheLoFather
Ma reer galbeed baad ahayd adigu?
Maaya reer bari baan ahay :up:
:lol:

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 3:52 pm
by MujahidAishah
Thought you was boromaawi.
Straight outta gashaamo :win:

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 3:53 pm
by MarsinQorahay
:lol: itoobiyan baadtahay marka ee.

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 3:55 pm
by MujahidAishah
:lol: itoobiyan baadtahay marka ee.
:holdup:

Salam nachu

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 3:57 pm
by MarsinQorahay
Indetnew selamnew.

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 4:01 pm
by TheLoFather
Indetnew selamnew.
You are boorash sxb... to a female it is Indeetnech, salaamnech!

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 4:04 pm
by MarsinQorahay
Anigu ma aqaan af amhaariga lakiin mudada aan joogay jigjiga, dire dawa iyo Addis xooga yar oo jajab ah ayaan soo bartay.

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 4:06 pm
by MujahidAishah
Your boorash marka :wow:

Wax tahay yalaam

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 4:09 pm
by MarsinQorahay
Lakiin tf aan ku baranaya af amhaariga, its not my language?

War ileen tano kale.

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 4:12 pm
by MujahidAishah
Lakiin tf aan ku baranaya af amhaariga, its not my language?

War ileen tano kale.
Because you are ddsi my friend og oo af xabashi ku mah maahin og baa maha

Re: MujahidAishah!

Posted: Wed Apr 06, 2016 4:13 pm
by TheLoFather
Lakiin tf aan ku baranaya af amhaariga, its not my language?

War ileen tano kale.
Marsin, sxb Aishah Qoonjo nech ay dalem?