Postby Sumubaridi » Thu Apr 14, 2016 7:20 am
Gerigorian, sxb I am starting to like you. You are only one in here who knows how to have fun. Others come here depressed and use this place for condolence.
Here is a funny.
Nin Saxaabi ah ayaa xaaskiisa dili jiray habeenkasta ilaa ay Rasuulka scw uga dacwootay. Rasuulka scw ayaa ninkii kuyiri war maxaad udilaysaa xaaska? wuxuu yiri waxaan aqaan dhawr suuradood oo quraan ah oo aan uGu tala galay in aan salaatu laylka kutukado. Inta iga hor kacdo ayay iiga tukataah dhawr jeerna aan uga digay in ay suuradahayga ii dhaafto si aan uGu tukado. Rasuulka csw ayaa yiri kuwada tukada way idinku wada filan yihiin dhawkaas suradood. Miskiinka wuxuu umaleeyay hadii suurada qof aqriyo in aan mar labaad lugu celin Karin.