Page 1 of 1

Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 2:57 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 3:06 pm
by Timiro1999
WAAH WAAH Cigaal rageedii waad ka baxsatay :clap:

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 3:13 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
WAAH WAAH Cigaal rageedii waad ka baxsatay :clap:
indr bal adna tix gabay ah noogu tuur :lol:

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 3:23 pm
by Timiro1999
:lol: hadaan gabyo in aan ooyayo ayaa lay moodaa markaa inaga daa, yaad odhan tolow qofkii maxaa dilay ee ay la ooyaysaa.
Adigaa intaydii yidhi rageedii

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 4:36 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Where is jalala? nd Aisha with her buurtayada buuraha u dheer :lol:

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 4:59 pm
by kaliil
Waryaa cigaalshidaad gabayga inaad adigu aliftay ha iska dhigine qofka gabayga leh sheeg.gabaygani sanadkii hore markii uu soo baxay baan dhegeystay oo nin reer hargeysa ah oo qolyaha xerta u eekaa ayaa gabayga iska leh. Ninkaasi laba gabay ayuu tiriyay oo midi waakan aad ka xaday ka kalena siilaanyo,xirsi iyo muuse biixi ayuu ku dhaliilayay.

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 5:49 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
^ Goorman sheegtay inaan Anigu qoray? Adeer everybody knows I am no mu'alif :lol:

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 6:25 pm
by theyuusuf143
Abwaan juluu jalaa baa la yidhaahdaa.

Re: Markaasaad Wixii Kaaga Baxay Baga Tidhaahdaaye!

Posted: Fri Apr 15, 2016 7:47 pm
by CigaalSHiiDaaDCFC
Abwaan juluu jalaa baa la yidhaahdaa.
lool@ julu jalaa is this the julu? :lol:

https://www.facebook.com/51964421479328 ... 135662390/