Page 2 of 2
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 2:18 pm
by Sumubaridi
Sumu- Aniga waxaa sidan i galay ba wa caashaq.
Mid yar ba i heesay heesti Lafoole: "Calafnimu ku raacsha, cawo iyo ayaan leh" sheekadu xagaas ayay ka bilowday.
Wu yara dabeecad xun yahay mooyan (a lil hot headed) laakiin wallahi maba amiinsani inu aduunkan qof la mida jooga ba.

Wuu iiheesaa @:lol:

nin dabeecad xun haguursan. Hadaad aragto mid iska heesa oo aan hawsha hore uwadin waa Sumu oo kale. $2000 baa account uGu jirta marka wuxuu isleeyahya iska sii hees intaad lacag kahelayso. Aniga oo kale maaha oo kuorana $2000 waxbaa soo dhacay oo hada $1500 baa kaharay.
Rasuulka scw wuxuu gabdhaha kula dardaarmay nin diin iyo akhlaaq leh. akhlaaqda dabeecada ayaa uGu horaysa.
Salaatu Istikhaara katuko insha allah way kala fududaanee arintu.
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 2:22 pm
by Sumubaridi
What is Malmal in English? anyone knows?
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 2:29 pm
by AyeeyoH
Listen, khasiis yahow ee naanaabka ihi ee 40jirka ku qooqay, dee salool bay kaaga dhagtay.
Dhower goor baan iskaka indho tiray meelaha markaad ka calaacaliysid ee aniga caasha dhareerka nala so doontid.Mid aan ku sheego: im not a garoob and never been one.Not there's anything wrong being one.Ma shaa allah dumarka nabigi csw baaba oo duceeyey ee ilaahy nimcada ha oo siyaadiyo iyo khayrka.
Mesha wax aad ku haysid baa iska yar, Irbadan yare nafto ka haadey mar hore waxba sanka ha naga marimarin ee orodo faanka iyo nacasnimada intaad mesha kala tagtid quraan iska akhriso suuke yahow.
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 2:43 pm
by Inaayah

Sumu- Iska hees inta lacagta helaysid you know.

Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 2:44 pm
by Sumubaridi
Listen, khasiis yahow ee naanaabka ihi ee 40jirka ku qooqay, dee salool bay kaaga dhagtay.
Dhower goor baan iskaka indho tiray meelaha markaad ka calaacaliysid ee aniga caasha dhareerka nala so doontid.Mid aan ku sheego: im not a garoob and never been one.Not there's anything wrong being one.Ma shaa allah dumarka nabigi csw baaba oo duceeyey ee ilaahy nimcada ha oo siyaadiyo iyo khayrka.
Mesha wax aad ku haysid baa iska yar, Irbadan yare nafto ka haadey mar hore waxba sanka ha naga marimarin ee orodo faanka iyo nacasnimada intaad mesha kala tagtid quraan iska akhriso suuke yahow.
Abaayo raali ahaaw. Waan ogahay in aadan garoob ahayn. Carmal ayaa tahay

Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 3:02 pm
by AyeeyoH
Miskiiin, waxba kugu si tuman maayo.Birkintaada kolba dhinac ka tuuji.
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 3:04 pm
by Hyperactive
loool@granny. ka daa sister kani wa iska suufi. kaftan bey ka tahay.
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 3:10 pm
by AyeeyoH
Hyper, wa nacas kani.Laakin la yaab ma leh.Da'daas bu aqal cidlo ah ka so kacaya maalin kasta.Hadu xita caawa sariirta ay kaga baxdo cidi ma oga.Ilaahy ha oo gargaaro.
Afkiisa xita xuduud uma yeeli karo.Duli!.
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 3:20 pm
by Hyperactive
loool @granny
summi adika qof walba afka haka gelin. salool only few people bey wah ko darsata, i am lucky to be one of them. alhamdullilah.
Re: Does Malmal Numb Shahwa
Posted: Thu Apr 28, 2016 4:24 pm
by Susu000

You like people who are repetitive o the same shit ku soo celiya day after day sidaada camal.
I can be hilarious sometimes. You don't find me funny? Well you can jog on sxb.
Anywho I'm going to hit you with some questions and cod ba noo soo duubaysa with your jawaab.
Btw can we have the old Sumu back. The one that me and Susu use to love?

Maandhaya, are you Inaayah?