Page 1 of 1

BORED so lets: Sanburidi iyo Ugaaso ilyar part 1

Posted: Fri May 06, 2016 5:32 pm
by KingWaslawi
Sanburidi magaciisa oo saddexan waxa la odhan jiray ( Faarax Jiciir Jalaqow). Abaartii daba dheer daba-yaaqadeedii ayuu ku dhashay miyiga magaalada Jalalaqsi.

Dhammaadkii siddeetamaadkii ayaa islaan raqayaa oo eedadiiya oo xoogaa baayac mushtara ku haysata agagaarkii hore ex fiore Boondheere ay fiise maraykan ah oo ardaynimo ah usoo dilaashay, waxaanu dalkaas Maraykanka galay badhtamihii siddeetamaadkii.

Samburdi oo muddo dheer Maryankan ku abaaday waa nin odaya iminka, in kastoo aanu da'diisa dhabta ah aqoon, tilmaantiisa guud ma xuma, madaxa xagga hore salaanta hal baloodh iyo badh ayay timihu dib u baxeen, gadhkuna xoogaa ayuu habashka dhigay. Baryo dhexdaasa waxay shaqada isku barteen naag gaaban oo balaaayaa (Ugaaso ilyar).

Ugaaso waa naag aan nixin oo wadnuhu madax dixeed yahay, tan iyo intii ay Samburdi shaqada ku baratayna cidina ugama soo horrayso xafiiska salaad yaa muuminiinta marka la yidhaa ayay kusoo kalahdaa xafiiska, iska daa wax kalee macaa quraacda subixii ayay halkaas usoo qaadataa oo ku ruugtaa kuna daliigtaa.

Samburdi saaka 6:55am ayuu kadinka kasoo galay isagoo leh "lacagtii transport-ka ayaa iga dhamaatay oo return ticket ma haysto saaka"

Ugaaso ilyar oo markeeda horeba haddu Sanburdi kalmad ba yidhaa iska qososha ayaa saaka si gaara qosol dheer dhag siisay "jag jag jag" iyadoo cuntada intii ugu danbaysay afka kusii ciqaabaysa gacantana afka kusii celinaysa wixii soo noqda ileen daankaa u buuxee

Samburdi: oo xoogaa nacasnimaa lagu yara xanto ayaa kala saari waayaya inay naagtu u qoslayso iyo inay ku qoslayso! :?

Ugaaso ilyar: waaba intay rabtii waar bal anaa socodka dheer kaasii yaraynaayee wakhtiga hala gaadho.

Shaqadii baa dhaamanaysa waxaana la wada qaadayaa for a long walk. La soco qabyta 2 iyo naagtaasii Samburdi u khiyaanto

Part 2 to be continued...

Re: BORED so lets: Sanburidi iyo Ugaaso ilyar part 1

Posted: Fri May 06, 2016 6:01 pm
by YummyMummy

:deadrose:

Wallee hadalkii reer Burco oo asal ah oo aanan biyo lagu faroxalin ayaad Caawa isoo xasuusisay :clap:

Re: BORED so lets: Sanburidi iyo Ugaaso ilyar part 1

Posted: Fri May 06, 2016 6:07 pm
by KingWaslawi
Yummy inaadeer Burco hadalkeedu maaha mid la ilaawaba, for Burco :up:

Re: BORED so lets: Sanburidi iyo Ugaaso ilyar part 1

Posted: Sat May 07, 2016 1:58 am
by Timiro1999
Sanburidi magaciisa oo saddexan waxa la odhan jiray ( Faarax Jiciir Jalaqow). Abaartii daba dheer daba-yaaqadeedii ayuu ku dhashay miyiga magaalada Jalalaqsi.

Dhammaadkii siddeetamaadkii ayaa islaan raqayaa oo eedadiiya oo xoogaa baayac mushtara ku haysata agagaarkii hore ex fiore Boondheere ay fiise maraykan ah oo ardaynimo ah usoo dilaashay, waxaanu dalkaas Maraykanka galay badhtamihii siddeetamaadkii.

Samburdi oo muddo dheer Maryankan ku abaaday waa nin odaya iminka, in kastoo aanu da'diisa dhabta ah aqoon, tilmaantiisa guud ma xuma, madaxa xagga hore salaanta hal baloodh iyo badh ayay timihu dib u baxeen, gadhkuna xoogaa ayuu habashka dhigay. Baryo dhexdaasa waxay shaqada isku barteen naag gaaban oo balaaayaa (Ugaaso ilyar).

Ugaaso waa naag aan nixin oo wadnuhu madax dixeed yahay, tan iyo intii ay Samburdi shaqada ku baratayna cidina ugama soo horrayso xafiiska salaad yaa muuminiinta marka la yidhaa ayay kusoo kalahdaa xafiiska, iska daa wax kalee macaa quraacda subixii ayay halkaas usoo qaadataa oo ku ruugtaa kuna daliigtaa.

Samburdi saaka 6:55am ayuu kadinka kasoo galay isagoo leh "lacagtii transport-ka ayaa iga dhamaatay oo return ticket ma haysto saaka"

Ugaaso ilyar oo markeeda horeba haddu Sanburdi kalmad ba yidhaa iska qososha ayaa saaka si gaara qosol dheer dhag siisay "jag jag jag" iyadoo cuntada intii ugu danbaysay afka kusii ciqaabaysa gacantana afka kusii celinaysa wixii soo noqda ileen daankaa u buuxee

Samburdi: oo xoogaa nacasnimaa lagu yara xanto ayaa kala saari waayaya inay naagtu u qoslayso iyo inay ku qoslayso! :?

Ugaaso ilyar: waaba intay rabtii waar bal anaa socodka dheer kaasii yaraynaayee wakhtiga hala gaadho.

Shaqadii baa dhaamanaysa waxaana la wada qaadayaa for a long walk. La soco qabyta 2 iyo naagtaasii Samburdi u khiyaanto

Part 2 to be continued...
Horta inantan Ugaaso ilko yar waa imisa jir, hadii aanay ahayn 24 jir iyo wax ka yar wiilkeena Samburdi waqti uma hayo.
Wiilkan isaga ahi wuxuu aaminsan yahay in dumarka caqligu u kordho markay 25 jir gaadhan, rag badana wuu la qabaa arintaa.
Sumburdi wuxuu doonayaa tu yar oo uu training gareeyo waa siduu hadalka u dhigaye.
Calaa kuli xaal inantan Ugaaso marka hore da'deeda ha sheegto si aanay waqtiga uga luminin Samburdi.