Waar these people are nomads. Ninkani iska qosol ayuu rabaa rabaaye dadka caadigaa ma suaalayo waxba. And when it comes to deen Burco iyadaaba diinta barashadeeda loo yimaadaa, dad diintooda ku adag ayaa ka buuxa macaahid islamic ah oo ciidaa ka badan even Saudi Najah islamic university have it's own branch in Burco.aad ban uqoslay cawa![]()
Sheikh Hyper needs to make a hijra to Burco and educate them with the Deen





