Somalia is slowly Getting its fair share of the global 8 trillion tourism industry.
May 10 (Jowhar)— Magaalada Muqdisho ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ku soo kordhayay xarumo ganacsi oo ay dadku ka heli karaan waxyaabaha muhiimka u ah nolosha dadka,waxana ka mid ah xarumahaas baarar lagu heli karo cuntooyin kala duwan.
Haddaba waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu daahfuray Baar ama Maqaayad heer sare ah oo laga heli karo cunooyinka kala duwan ee aadka loo jecel yahay, waxaana maqaayadan cusub ee la furay loogu magac daray Xadrami Mand





chickn food....






indian food is the best, next time try chicken vindaloo
