Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 1:04 pm
Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread* 
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/

iga qalee marka. gabar baa tahay kuguma dheerdheeraan karo.Twice divorced with a mattress after 20 years of living In west no thank youSingle Mother of 2 oo Shiishad Cabto? Naah. Amna have to pass.Aishah- Why do you hate Sumu so much?
If Sumsum had lacag I think you'd give him a shot![]()
Anigaa? Why? I started a thread about a question and was minding my own businessSumu- Wallahi billahi I didn't start jack.
Adiga edeb daran.

Wallahi waad khaldan tahay Sumu, ya ku idhi gabadh la tirso. Besides, wax aana cay ahayn cay ha ka dhigin.Anigaa? Why? I started a thread about a question and was minding my own business till habartaan Shiishada kasoodharagtay started cursing and calling me names? But I waan dareemi karaah. Its not her. She is always calm maalintii. Habeenki lee waaye-----DrugggggggggggsSumu- Wallahi billahi I didn't start jack.
Adiga edeb daran.
Naayee I stopped typing.Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread*
Edeb yeelo.Naayee I stopped typing.Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread*
Back to the topic,
A man oo faan badan mise a man oo humble ah?

Sheeko kale aan kuuhaayaah. Waxaa umalaysay miyaa in aa sidii gaari aan break lahayn qofkaa rabto aad madax madax iigalin kartid. Naayee adaa lugu dhahaa. You hate me now because I refuse to continue fighting with Naagta so you can enjoy. ahahahahahahaEdeb yeelo.Naayee I stopped typing.Daaaaaaaaaaaaaamn. *Ducks out of the thread*
Back to the topic,
A man oo faan badan mise a man oo humble ah?
Inta hablaha iska caydid ba rabta inad dambiga aniga i saartid. Waad cayday inanta, apologise, isla xishood and move on.Sheeko kale aan kuuhaayaah. Waxaa umalaysay miyaa in aa sidii gaari aan break lahayn qofkaa rabto aad madax madax iigalin kartid. Naayee adaa lugu dhahaa. You hate me now because I refuse to continue fighting with Naagta so you can enjoy. ahahahahahaha
Naayee foodleeydaadaan xun, Can you be trusted hadaan facebook request kuusoodiro? Inta kale waad fiicantahay ee markaad caadada qabto unbaad tahay doqon. Yuus, dhaqdhaq ayaad bilawdaa iyo dagaal meel uu kasocdo aan la aqoon.

Timiro- Abaayo macaan, hadu ninku wax haysto o naftiisa kalsooni ka qabo then let his actions do the talking. I cant stand nin isla wayn anigu. He'd bore me with his faan.Samu anigu runta iga daacada makuu sheegaa labada nin kaan dooran lahaa, waa ka faanka badan fakh fakhda haya.
Lkn ilayn faanku haduu iska hadal yahay wuu kashifmayaa, beentu lug keliya ayay leedahay oo hadii lugta la qabto way dhacaysaa.
Waxaan odhan lahaa waar nin yahow saw taajir ma tihid waa halkii afka qalaade show me the money seeing is believing.
Markuu gaga leeyo ayaan odhan lahaa waar na weydaaro.
Dumarka imika joogaa maaha kuwii lagu odhan jirey "been ku soo xaree, run ku dhaq" inta aanad soo xarayn bay shilin shilin kuu xisaabinayaan.
artan xaasid sanaa. Kan keen, kaasna keen baaInaayah indr quruxeey haduu nin faano dee waa la kashifaa ilayn isagaa edeb daro la yimide.
Markaad ku tidhaahdo waxan keen oo waxan kale keen isagaa naftiisa u baxsan lahaa.
Daacad wax dhaama ma jirto