Page 3 of 4

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 2:19 pm
by Inaayah
Inaayah indr quruxeey haduu nin faano dee waa la kashifaa ilayn isagaa edeb daro la yimide.
Markaad ku tidhaahdo waxan keen oo waxan kale keen isagaa naftiisa u baxsan lahaa.
Daacad wax dhaama ma jirto
You need to train me Inadeer, I have too much naxariis and people take it for doqonimo. :snoop:

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 2:34 pm
by Timiro1999
Inaayah indr quruxeey haduu nin faano dee waa la kashifaa ilayn isagaa edeb daro la yimide.
Markaad ku tidhaahdo waxan keen oo waxan kale keen isagaa naftiisa u baxsan lahaa.
Daacad wax dhaama ma jirto
You need to train me Inadeer, I have too much naxariis and people take it for doqonimo. :snoop:
Inaayah walee doqon ma tihide nimanka faanka badan waa laga yaabiyaa.
Markuu faan kuu bilaabo oo guur kaala sheekaysto hotelka magaaalada ugu qaalisan soo ogow hada waa kuwa rich and famous ku tagaan maaha kuwa Somali mijo yar tagaan meher ku samee dheh oo xataa gee qiimaha marka loo sheego suuquu kaaga baxsan waalidiisana maalin dambe maqli maysid
Maahmaah baa tidhaahda "ninkii is waala waa laysla waalaa"

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 2:37 pm
by Inaayah
:dead: Walle I love my inadeero Timiro. Got a lot to learn dheh :lol:

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 2:40 pm
by Susu000
War ninyahow bool aa kaa maqan. Ma nimanka ma laba kaliya eey uu kala baxaan?
1. Doqon,faqri oo maskiin ah
2. Brilliant, rich and not so maskiin

You know there is also men that are a combination.

Why do you categorize men (yourself) in those two only ?

Can you not be a brilliant doqon oo maskiin ah?

Or

Maskiin, taajir o brilliant ah?

WHY WHY WHY? Can you not just be a normal working guy who is neither doqon or maskiin or faqri with a normal financial situation ?

Acuudibilaahhhh
Kan walax aa si ka ah muggaan minoo mashruucan mahaan noo soo dhigay

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 2:53 pm
by balwarama
bal aan baddalo sadarka ugu dambeeya ee SUSU. Midkan waxba kasi ah markaan hadduu meeshan mashruucan inta kale wayiska cadahay

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 3:28 pm
by Susu000
bal aan baddalo sadarka ugu dambeeya ee SUSU. Midkan waxba kasi ah markaan hadduu meeshan mashruucan inta kale wayiska cadahay
You have a problem with my Somali or what ?

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 3:50 pm
by balwarama
bal aan baddalo sadarka ugu dambeeya ee SUSU. Midkan waxba kasi ah markaan hadduu meeshan mashruucan inta kale wayiska cadahay
You have a problem with my Somali or what ?
not at all Dear on the contrary I like ur Somali its my Somali too thou!

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 3:58 pm
by Susu000
bal aan baddalo sadarka ugu dambeeya ee SUSU. Midkan waxba kasi ah markaan hadduu meeshan mashruucan inta kale wayiska cadahay
You have a problem with my Somali or what ?
not at all Dear on the contrary I like ur Somali its my Somali too thou!
Why did you feel the need to change it? I don't go to your comments and "correct" your Somali?

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 4:06 pm
by balwarama
T/P

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 4:06 pm
by balwarama
wasnt for me obviouslly I was simplifying for those who might potentially be confused u know the real'Qaldaans and Xayraans' u got my point now Dear Susu!

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 4:06 pm
by balwarama
T/P

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 4:08 pm
by Susu000
wasnt for me obviouslly I was simplifying for those who might potentially be confused u know the real'Qaldaans and Xayraans' u got my point now Dear Susu!
Oh I got you, I know qaldaans. What is xayraans?

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 4:14 pm
by balwarama
oops again!!!!!!!!!!!!!!!

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 4:18 pm
by Susu000
Xayraan in waqooyi terms or even Galbeedi means Hustler!!!!!!
I feel offended that you think that I am Sumu.

I think you owe me an apology

Re: Naagaha Soogala a quick Question

Posted: Wed May 25, 2016 4:30 pm
by balwarama
consider it rendered wholeheartedly! Not that I think being confused with Sumu is offensive or anything it's because you're supposedly a Lady I have soft spot for em Ladies