Page 1 of 4
Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 10:27 am
by Sumubaridi
Do you like A humble guy who tells you, "I am just miskiin, I do not know much, I am just simple person, I am not that smart, I am oday" etc Or Nin Faan badan who tells you I have this, I am preliant, I am sharp, my family super rich, People tell me I am such a great guy, I can do this, I know this etc, I am so reer magaal, I am hard to get etc?
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 10:44 am
by theyuusuf143
Only MujahidAisha have the tits to answer this question directly.
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 10:59 am
by Inaayah
Sumu- If you stop looking so hard, it'll come. Try to focus on you and becoming a better person. Naagi ma aduunko dhan bay ku haysa?
Keep it 100% because marna qofka calaf isku leedihiin ma waayasid and they should except you for who you are and not what you have.With hard work pretty much everything is attainable.Dadnimo iyo diin, you can't buy that.
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 11:15 am
by Inaayah
Sumu- You know what makes you unique, you keep it real and you don't care. Beenta wa laysku naca so don't ever change.

*Waiting for Sumu to start his reply with "Naya qumayo I didn't ask you for what I should do"

Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:00 pm
by MujahidAishah
Only MujahidAisha have the tits to answer this question directly.
Waar waxan waa sakhraan noolsha ka dhacay oo waalidkii habaaray

Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:36 pm
by Inaayah
Aishah- Why do you hate Sumu so much?

If Sumsum had lacag I think you'd give him a shot

Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:41 pm
by theyuusuf143
Only MujahidAisha have the tits to answer this question directly.
Waar waxan waa sakhraan noolsha ka dhacay oo waalidkii habaaray

Walee, oo nin wanaagsan oo serious ahbaan moodayee.
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:44 pm
by MujahidAishah
Aishah- Why do you hate Sumu so much?

If Sumsum had lacag I think you'd give him a shot

Waa nacas calcal badan that's one trait I hate in man waa calaal waar man the fuck up qeyrka waa awoowo and this niiga been crying for the past 20 years on snet

Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:45 pm
by MujahidAishah
Only MujahidAisha have the tits to answer this question directly.
Waar waxan waa sakhraan noolsha ka dhacay oo waalidkii habaaray

Walee, oo nin wanaagsan oo serious ahbaan moodayee.
Waar biyaha kuluul bu kuu waysesda waxan calcaalka ka badtay
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:50 pm
by Sumubaridi
Sumu- You know what makes you unique, you keep it real and you don't care. Beenta wa laysku naca so don't ever change.

*Waiting for Sumu to start his reply with "Naya qumayo I didn't ask you for what I should do"

Naayee Su'aasha mafahamtay? Aniga ii qudbee miyaan kudhahay sidii Siilaanyo oo 15th May Joogo. Nin faan badan iyo nin humble ah naagaha kee jecel yihiin baan kudhahay? Ma wadaadeey qabtaa cunugta.
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:55 pm
by Sumubaridi
Only MujahidAisha have the tits to answer this question directly.
Waar waxan waa sakhraan noolsha ka dhacay oo waalidkii habaaray

Naayee marabou in aan gabar caayo intaas hanoo ahaato Sabeen yahay. Marmar sidaan urabo in aan wax kuusooqoro faraha I cuncuno. Ceesaan baa tahay orgood ah ee iska dhaqdhaqlee meeshaada. Qumayo waaxid.
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 12:58 pm
by Inaayah
Sumu- You know what makes you unique, you keep it real and you don't care. Beenta wa laysku naca so don't ever change.

*Waiting for Sumu to start his reply with "Naya qumayo I didn't ask you for what I should do"

Naayee Su'aasha mafahamtay? Aniga ii qudbee miyaan kudhahay sidii Siilaanyo oo 15th May Joogo. Nin faan badan iyo nin humble ah naagaha kee jecel yihiin baan kudhahay? Ma wadaadeey qabtaa cunugta.
Sumu- Dont I know you too well
Laakiin jacda inta leeg waxay?
Anywho Sumsum, kaama xanaaqi karo, your number 1 fan right here.

Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 1:00 pm
by Sumubaridi
Aishah- Why do you hate Sumu so much?

If Sumsum had lacag I think you'd give him a shot

Single Mother of 2 oo Shiishad Cabto? Naah. Amna have to pass.
Inaayaa--- Fitnooleey baa tahay. Why aa horta aniga habrahaan idhali karo iigu dirtaa ma in ishooda igu dhacdo aad rabtaah? Mar aad Cajuusadaan igu dirto, iyo Mar aad tii iyada kasii weyneed ee salool igu dirto iyo Mar aad midaan Susu ladhoho ee Fish and Chips kusoortay oo maskaxdeeda aad moodo Kurtun habari kaadi labaratay igu dirto.
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 1:01 pm
by MujahidAishah
Only MujahidAisha have the tits to answer this question directly.
Waar waxan waa sakhraan noolsha ka dhacay oo waalidkii habaaray

Naayee marabou in aan gabar caayo intaas hanoo ahaato Sabeen yahay. Marmar sidaan urabo in aan wax kuusooqoro faraha I cuncuno. Ceesaan baa tahay orgood ah ee iska dhaqdhaqlee meeshaada. Qumayo waaxid.
Waar orod wax isku faal maa dhalays yahow nolasha ka dhacay
Re: Naagaha Soogala a quick Question
Posted: Wed May 25, 2016 1:03 pm
by MujahidAishah
Aishah- Why do you hate Sumu so much?

If Sumsum had lacag I think you'd give him a shot

Single Mother of 2 oo Shiishad Cabto? Naah. Amna have to pass.

Twice divorced with a mattress after 20 years of living In west no thank you