Page 1 of 2
Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 5:24 pm
by Geeljire252
Ma Axmaar ayuu is mooday?
https://youtu.be/3ByKylzs5kI[/youtube]
A few years ago he was screaming 'Dhamaan Meles baanu nahay
https://youtu.be/xy4vk9YyPME[/youtube]
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:01 pm
by balwarama
Cabdi Ilay marka ma Ogaadeen buu matalaa waa wax xun oon xitaa Ogaadeen iyo Soomaali toona u ekayn haduu sidaa yidhina dee isagaan ahayn cidna umuu hadli karo cidnana ma matalo
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:11 pm
by guhad122
No he didnt say that and this has been posted several times. He said "hadafkeenu waa inaan saboolnimada la dagaalano".
Focking Geeljire waaxid

Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:18 pm
by balwarama
war tan muhiimba ma aha ninkan wuxuu doono ha iskasoo postgareeyo waan soo karbaashee dee lkn Ina Ilay muuba inoo hadli karaa inaka what ever bullshit he utters for instance when he was weeping for Meles he was doing it for himself by himself! he doesnt represent us he is not our reflection he cant be we are too good too noble our blood too sacred for him
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:23 pm
by Geeljire252
Cabdi Ilay marka ma Ogaadeen buu matalaa waa wax xun oon xitaa Ogaadeen iyo Soomaali toona u ekayn haduu sidaa yidhina dee isagaan ahayn cidna umuu hadli karo cidnana ma matalo
Anigu ma oran ogaadeen ayuu matalaa been ha iga sheegin walaal. Ogaadeen dad fiican iyo dad xun na ku jiraa. Ma dhahaayo ogaadeen ayuu matalaa. Lakiin waxaa iga yaabisay ninka dhahaya "Hadafkeenu waa inaan somalinimada la dagaalano" iyo dad tageersan oo moodaya Cabdi Iley nin fiican.
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:27 pm
by balwarama
war edit the M part out plse!
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:32 pm
by Geeljire252
war edit the M part out plse!
What M?
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:34 pm
by Halmogg
lies
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:36 pm
by balwarama
u qouted too soon while I was editing out the M disrespect part in my post
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 6:39 pm
by balwarama
it is an affront to a large chunk of our people and I dont think it is fair towards them
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 11:28 pm
by MayDay777
You're trying too hard sxb

Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Wed May 25, 2016 11:33 pm
by HayWire
FOCK that house nigga

Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Thu May 26, 2016 3:43 am
by MarsinQorahay
Geeljire it seems like you don't know somali that much or perhaps you are deaf, he said hadafkeenu wa inaan saboolnimada la dagaalano''
anagu saboolnimo waxaan u naqaana gaajonimada, faqiirnimada. You learn something everyday.
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Thu May 26, 2016 11:29 am
by Geeljire252
Geeljire it seems like you don't know somali that much or perhaps you are deaf, he said hadafkeenu wa inaan saboolnimada la dagaalano''
anagu saboolnimo waxaan u naqaana gaajonimada, faqiirnimada. You learn something everyday.
The guy who's screaming "meles ma dhimanin" iyo "Dhamaan Meles baanu nahay" Maa nin fiican ah? Runta aan isku sheegno maaha in aan iska difaacno because waa tolka.
Re: Cabdi Iley 'Hadafkeenu waa inaan Soomaalinimada la dagaalano'
Posted: Thu May 26, 2016 11:39 am
by MayDay777
Geeljire it seems like you don't know somali that much or perhaps you are deaf, he said hadafkeenu wa inaan saboolnimada la dagaalano''
anagu saboolnimo waxaan u naqaana gaajonimada, faqiirnimada. You learn something everyday.
The guy who's screaming "meles ma dhimanin" iyo "Dhamaan Meles baanu nahay" Maa nin fiican ah? Runta aan isku sheegno maaha in aan iska difaacno because waa tolka.
I saw that shit. ileen ceeb loo ma dhinto lmao

embarassing shit