Moderators: Moderators, Junior Moderators

waa run laakiin markii hore waxaa larabay in aysan nin isku dhiibin. Qofka wuu ka adagyahay lugihiisa dhexdiisa. Gabar kasta oo 15 jirta way ogtahay nin xaraan uga zinaystay in uusan dan iyo heelo midna kalahayn.ILLAAHAYOW caawi masaakiintan yaryar ee aan iyagu waxba geysanin.
Dhawr sano ka hor ayaa wiil yar oo markaas dhashay gurigayaga agtiisa la dhigey.
Ey ayaa cuni gaadhay, nasiib wanaag nin baa helay oo xaafadii iskugu soo baxday.
Maanta intaan garanayo hadaan garanayo anigaa qaadan lahaa.
Weli wiilkii yaraa waan xasuustaa, hablaha caruurta yaryar dhalaa meeshay degan yihiin meel ka fog bay dhigaan ama magaalo kale si aan looga shakiyin loona garanin.
masaakiin iyagana masiibo ayaa la kulantay, hooyana ilmaheeda ciyaar u tuuri maysee.

ILLAAHAYOW caawi masaakiintan yaryar ee aan iyagu waxba geysanin.
Dhawr sano ka hor ayaa wiil yar oo markaas dhashay gurigayaga agtiisa la dhigey.
Ey ayaa cuni gaadhay, nasiib wanaag nin baa helay oo xaafadii iskugu soo baxday.
Maanta intaan garanayo hadaan garanayo anigaa qaadan lahaa.
Weli wiilkii yaraa waan xasuustaa, hablaha caruurta yaryar dhalaa meeshay degan yihiin meel ka fog bay dhigaan ama magaalo kale si aan looga shakiyin loona garanin.
masaakiin iyagana masiibo ayaa la kulantay, hooyana ilmaheeda ciyaar u tuuri maysee.

Hyper did I tell you ur Somali vocabulary is good. actually you are better than most 3iyaal casiirBless their hearts. that is my dream job to take care of kids without parents. lucky them. Allahey ba khair ka la dam'ay.

Shut up no sane mother will dump her infant child on a ditch. There must be underlying reason like mental illness, and pressure from the child's father especially if the two were unwedded.http://youtu.be/Adcvf1SJPRQ This is stupid and selfish. If you can't close your legs, don't punish innocent baby that comes out of it. Marka hore bay lugaheeda ka ilaaliso in buuryo dhex gasho. I don't believe the mothers of all this 100 kids were raped. Why can't she take the baby to that son of bitch oo kadhalay.

Pressure for throwing away her kid. ? Bull shit. It's her fault to trust a punkShut up no sane mother will dump her infant child on a ditch. There must be underlying reason like mental illness, and pressure from the child's father especially if the two were unwedded.http://youtu.be/Adcvf1SJPRQ This is stupid and selfish. If you can't close your legs, don't punish innocent baby that comes out of it. Marka hore bay lugaheeda ka ilaaliso in buuryo dhex gasho. I don't believe the mothers of all this 100 kids were raped. Why can't she take the baby to that son of bitch oo kadhalay.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 79 guests